Qaar ka mida xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ee ka mida xisbiyada siyaasadda ee madaxweynayashii hore ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku eedeyeen madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha inay ka leexdeen waajibaadkii loo igmaday.
Qoraalka ay soo saareen xildhibaannadan oo tiradoodu ku dhoweyd 20 xildhibaan ayaa lagu sheegay inay ka gaabiyeen mas’uliyadii loo igmaday iyadoo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku eedeeyay ku tumasho dastuurka iyo ku takrifal awoodeed oo gaarsiisan Khiyaano qaran, halka xukuumadda Soomaaliya ay sheegeen inay ku guuldarreysatay waajibaadkii loo xil saaray.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

