Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Xildhibaannada & Siyaasiyiinta Beesha Muddulood oo shir Xasaasi ah ka yeeshay Dowladda Farmaajo & Kheyre [Sawirro]

    Xildhibaannada & Siyaasiyiinta Beesha Muddulood oo shir Xasaasi ah ka yeeshay Dowladda Farmaajo & Kheyre [Sawirro]

    December 29, 2018Updated:December 29, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulan ay isugu yimaadeen siyaasiyiin, odayaal iyo qaar ka mida ildhibaannada ka tirsan labada Gole ee kasoo jeeda Beesha Muddulood ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

    Kulankan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa warbixin looga dhageystay xildhibaannada labada gole oo odayaasha soo gaarsiiyey qeylo dhaan ku saabsan xaaladda dalku marayo iyo siyaasadda hoggaanka dowladda hadda jirta, iyadoo sheegay in dalku ku socdo keli-talisnimo, taasoo halis gelin karta dowladnimada dib loo dhisayo ee Soomaaliya.

    Xildhibaannda ayaa kulanka u sheegay in dowladda ay hoggaamiyaan Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ay qaadatay dariiq halis badan leh oo ay inay awood u adeegsado dowlad Goboleedyada iyo mucaaradka kasoo horjeeda, ujeedkeeduna yahay inay talada sii heysato, waxayna digniintooda ku sheegeen in haddii aan wax laga qaban xaaladda dalku ku socdo uu dalka dib ugu laaban doono xaalad mugdi ah.

    Waxaa dhinaca odayaasha u hadlay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shirka ka sheegay inay xaaladda dalka ka tashan doonaan, lana kulmi doonaan madaxda dowladda, wixii kasoo baxana ay dib ugu soo celin doonaan shirka iyo Beesha Mudulood si ay go’aan uga qaataan.

    Kulanka ayaa ku dhammaaday iyadoo la isku afgartay in xaaladda dalku ku socdo iyo siyaasadda hoggaanka dowladda Federaalka ay u baahan tahay in degdeg wax looga qabto, waxaana siyaasiyiinta shirka ka qeybgalay ka mid ahaa: Cali Mahdi Maxamed, Nuur Xasan Xuseen (Nur Cadde), Cali Ugaas Cbadulle, Xasan Sheekh Maxamuud, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), Yuusuf Xuseen Jimcaale, Cadde Gaabow iyadoo xildhibaannada ay ka mid ahaayeen: Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali, Senator Muuse Suudi Yalaxow, xildhibaan Maxamuud Abukaato iyo xubno kale.

    Image may contain: 4 people, people sitting

    Image may contain: 17 people, including Farxaan Cabdinaasir Xasan, people smiling, people standing

    Beesha Muddulood Farmaajo Muddulood Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo la kulmay Caruurtii uu ka geeriyooday Weriye Cawil Daahir Salaad [Sawirro]
    Next Article Guddoomiye Waaxeed iyo qof shacab ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo