Xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaJubbaland ayaa ku dhiiray inay markii ugu horeysay mooshin ka keenaan Golaha Wasiirada uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Madoobe.
Mooshin ay ku saxiixan yihiin 32 xildhibaan ayaa loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland, waxayna ku eedeeyeen golaha wasiirada Axmed Madoobe karti iyo waxqabad la’aan dhinacyada kala duwan ee maamulkaasi.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA MOOSHINKA