Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Xildhibaanno cusub kusoo baxay Doorashada 4 Kursi oo ka dhacday Muqdisho (Akhriso Natiijada)

    Xildhibaanno cusub kusoo baxay Doorashada 4 Kursi oo ka dhacday Muqdisho (Akhriso Natiijada)

    December 19, 2021Updated:December 19, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga Maamulka Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta dib u bilaabay Doorashada Golaha Shacabka oo muddo hakad ku jirtay, waxaana socota doorashada Afar ka mida kuraasta laga leeyahay Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

    Kurisiig ugu horeeyay waxaa goor dhoweyd dib loogu doortay Xildhibaan Jaamac Maxamed Askar oo HOP254 ku fadhiyey afartii sano ee la soo dhaafay. Waxaa kula tartamay Aadan Axmed Nuur Haybe oo ka tanaasulay tartanka Doorashada. Natiijada Hordhaca ah waxa kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#254 Jaamac Maxamed Askar oo helay 99 cod oo gacantaaga ah, codna ma xumaan, 2 qof ayaase ka aamusay.

    Jaamac Askar ayaa tageero ka heystay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Guuleed, waxaan tanaasulay musharaxii la tartami lahaa, isagoo cod gacan taag ku soo baxay.

    HOP255 oo uu ku fadhiyey Xildhibaan Axmed Maxamuud Maxamed, waxaana uga guuleystay Guuleed Biixi Cabdi oo helay 53 cod, halka Axmed Maxamuud uu ka helay 22 cod iyo musharax C/llaahi Biixi Xuseen uu helay 21 cod. Mahdi Guuleed ayaa ololaha ugu weyn ugu jira inuu xubno uu wato kusoo saaro doorashadan.

    HOP229 oo uu ku fadhiyo Xildhibaan Cabdullaahi Cismaan Ducaale Sugulle sidoo kale kusoo baxay gacantaag markii doorashada ka haray musharixii la tartami lahaa, isagoo dibna ugu soo laabtay kursigiisa.

    HOP262 oo ayaa sidoo kale dib usoo laabatay markii ay tartanka ka baxday haweeney kula qorneyd. Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo shaacisay inay tahay Musharrax Madaxweyne, iyadoo taageero ka heshat Ra’iisal wasaaraha iyo dhinacyada siyaasadda Somaliland.

    Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa hore qabtay doorashada 10 kursi Golaha Shacabka, waana guddiga ugu badan ee tiradaas doortay.

    Doorashada Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article“Mahdi Guled wuxuu rabay in la daayo, Yasin Fareyna dib loo celiyo” Xubin Kashifay sababtii Rooble u eryay..
    Next Article Xeer ilaalinta oo dalbatay in lasoo xiro 3 Ganacsade uu ku eedeysan Dhoofin Dhuxul (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo