Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaanno ku heyb ah Saadaq Joon oo weerar culus iyo fadeexeyn la kulmay, kadib shirkoodii jaraa’id…

    Xildhibaanno ku heyb ah Saadaq Joon oo weerar culus iyo fadeexeyn la kulmay, kadib shirkoodii jaraa’id…

    April 18, 2021Updated:April 18, 20213 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xilhibaano ku heyb ah taliyihii hore ee Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan ayaa la kulmay weerar culus iyo ceebeyn markii ay xalay shir jaraa’id ku qabteen maqaayad ku taalla madaxtoyada.

    4 xildhibaan oo mid ka mida uu tegay xaafadda Shiirkole ayaa shirkaasi jaraa’id kasoo muuqday, iyadoo ay soo abaabushay Madaxtooyada, waxayna difaaceen Madaxweynaha xillgiisu dhammaaday ee Maxamed Farmaajo iyo Ra’iisal wasare Maxamed Rooble, iyagoo wax aan jirin ku tilmaaay wararka sheegaya in la weerrarayo Jen. Saadaq Joon.

    Wasiirka Amniga Galmudug Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab kulul oo uu xildhibaannadaasi u diray ku yiri: “Halgamayaasha Shiirkoole waxaa ka raalli gelinayaa xildhibaanada walaalaha ah ee hiilkii ay u baahnaayeen markii ciidamadu dul fadhiyeen ka gaabiyey, ee aan haddana intaas ku ekaan”.

    Axmed Macalin Fiqi

    “Waxaa meeshii weerarka Shiirkole laga soo go’aamiyey meel aan sidaas uga dheereyn shir jaraa’id ku camirtay dhowr xildhibaan oo isku dayey in ay isku aadiyaan eed aysan lahayn ayagu, ku hadlaan af aan kooda ahayn, ayna isaga qaldantay qadiyadda dadeed iyo difaaca taliska waqtigu ka dhamaaday ee Villa Somalia. Waxaan xildhibaanadaas si walaaltinimo ah ugu soo jeedinayaa in ay falkoodaas ka cudurdaartaan, ayna iska ilaaliyaan ficilada noocaas ah” ayuu ka mid ahaa ajwaabtii Axmed Macalin Fiqi.

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa isagu jawaabtiisa oo ahayd mid fadeexeyn ah ku yiri: “Xildhibaanada Farmaajo xalay kasoo dhex hadlay ee afarta sano uu biilka siinayay walina u heysta in uu nool yahay ama uu ka matajin karo wixii ay ka cuneen hadii ay warkiisa diidaan walaaleyaalow haloo cudurdaaro. Sababtoo ah dadna Farmaajo ayaa u ah duunyana waa mida ay gacantiisa ka sugaan.”

    Xildhibaan Cabdi-saabir Shuuriye

    Waxaa kaloo xildhibaannada kasoo jeeda Beesha Jen. Saadaq Joon ee taageersna Farmaajo weerar culus ku qaaday Xildhibaan Cabdi-saabir Shuuriye. “Waxaan dhagaystay Xildhibaano sxbadeey ah oo aan Habargidir isla nahay oo caawa madaxtooyada laga wacay loona soo dhiibay inay noo jawaabaan raggeenii Shiirkole u jooga difaaca dadkooda ayagoo ka soo hadlaya maqaayadda Gobsoor oo ku dhex taala Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Jawaab kale nagama mudnidin oo inaan idinku masquulno ma doonayo Farmaajo ayaa shaqo nooga baahan lakin waxaan idin leeyahay haka so hadline Villa Somaliya ee imaada Shiirkole oo u sheega dadka aad leedihiin waa u tureynaa waxaad Villada ka soo sheegaysaan. Xaaladda caawa waa reer Shiirkole iyo Farmaajo, waxaadna doorateen Farmaajo oo waqtigiisu dhamaaday, waxaana ilaahey mahadiis ah inaad is caddeyseen oo aadnaan umadda u dhuuman .Barasho wanaagsan markale.”

    Xildhibaan C/raxmaan Odowaa

    Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo aanay jawaabtiisu soo daahin ayaa isna jawaabtiisa kusoo koobay: “Farmaajo markii kulaylku gaaro waxa uu ka soo dhax hadlaa kuwa dad kuu xiga.Xalay kuwo aan qaraaba nahay ayuu ka soo dhax hadlay, Haddii ay dadka matalaan may meesha ay dadku joogaan ka so dhax hadlaan waa kuwa ina Farmaajo agtiisa laga so shidaaye sida cajalade.Nafeey nin ku doono ku waa aan maqli jiray!Abdirahman Abdishakur Warsame waxa uu dhihi jiray siyaaasadda muufaysiga!”

    Farmaajo Saadaq Joon Shiirkole Top Xildhibaannada H/Gidir
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMusharax Madaxweyne iyo Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka oo Geeriyooday
    Next Article Alshabaab oo soo bandhigtay sida ay ula wareegtay Degaanka Bacaad-weyne ee Gobolka Mudug (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo