Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Xildhibaanno mucaarad ku ah Qoorqoor oo laga joojiyey Gunno iyo Fadhiyada Baarlamanka Galmudug

    Xildhibaanno mucaarad ku ah Qoorqoor oo laga joojiyey Gunno iyo Fadhiyada Baarlamanka Galmudug

    January 1, 2022Updated:January 1, 20222 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa soo saaray qoraal uu gunnadii ay qaadan jirana iyo fadhiyada Baarlamaanka uga joojiyey 6 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug.

    Xildhibaannadan ayaa laga joojiyey kaqaybgalka 4 fadhi oo kamid ah kulamada kal-fadhiga 5aad ee Baarlamaanka, sidaas oo kale waxa uu ka joojiyey Gunnadii laga joojiyey muddo 2 bil ah.

    Qoraal ka soo baxay guddoomiyaha Baarlamaanka DG Galmudug: Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa lagu xusay in sababtu tahay xadgudub lagu eedeeyey xildhibaanadu ku sameeyeen Dastuurka iyo xeer-hoosaadka Baarlamaanka Galmudug.

    Wararka la helay ayaa sheegaya imn xildhibaannadan ay mucaarad ku yihiin siyaasadda Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqqoor.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA


    Ujeedo: Ka joojin Fadhiyada iyo Gunnada BDGGM

    Guddoomiyaha BDGGM Isaga oo xiganaya warqada ku taariikheysan 29 Diseember 2021 ayna soo gudbiyeen Guddiga Xeer-Hoosaadka BDGGM iyo Habdhawrka BDGGM, Ujeed-keeduna ahaa Soo gudbin Xildhibaanno ku Xad-gudbay Dastuurka iyo Xeer-Hoosaadka BDGGM, Markii uu arkay; Qodobada: 6aad Farqadiisa 1aad, 26 Farqadiisa laad, 30aad, farqadiisa Saad, 33aad Farqadiisa laad Karafkiisa A, 39aad farqadiisa laad, iyo 43 aad, xarafkiisa Cee Dastuurka DGGM.

    Qodobada: 7 aad, xarafkiisa C, 28aad Farqadihiisa laad iyo 2aad Xarfihiisa a,c,d,e,f,g,n,i,m,n iyo Farqadiisa 3aad Xarfaheeda c,d,e iyo Qodobka 34aad Farqadiisa laad Xarafaha b,c,d,e,fg iyo farqadiisa 2aad ee Xeer-Hoosaadka Golaha.

    Markii uu arkay falalka lidka ku ah habsami u socodka Fadhiyada Baarlamaanka ee hor-istaaga ajandaha Fadhiyada, sumcad-dilka Magaca Baarlamaanka, fidinta warar been-abuurka ah. Markii uu arkay ka gaabiska waajibka xilkii ay u dhaarteen Xildhibaanada lasoo eedeeyay.

    Waxa uu soo saaray Go’aankaan;

    1. In Xubnaha Magacayadoodu hoos ku xusan yihiin laga joojiyey ilaa 4 fadhi oo kamida
    kulamada Golaha ee kalfadhiga Saad ee 2022

    2. In laga joojiyey gunnadii Xildhibaanada muddo dhan laba bil

    3. In Cudur-daar Qoraal iyo Oraah ah ay u soo gudbiyaan Golaha, inta lagu guda jiro Kalfadhiga Saad ee Sanadka 2022.

    Kadibna u hoggaansamaan Shuruucda iyo Nidaamka Baarlamaanka.

    Magacyada Xildhibaanada oo uu ugu horeeyo guddoomiye ku xigeenka:

    1. Xil Cabdullahi Xirsi Maxamed

    2. Xil Cabduqadir Cabdullahi Bariise

    3. Xil Axmed Cabdirisaq Cabdullahi

    4. Xil Mursal Maxamed Yusuf

    5. Xil Cabdinasir Adan Cusman

    6. Xil Dahir Cabdi Shiiqow

    Dr. Maxamed Nur Gacal
    Guddoomiyaha Baarlamaanka DGGM

    Galmudug Top Xildhibaanno
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiyihii xilka laga qaaday ee Guddiga Doorashada oo weli heysta Barihii Bulshada ee Guddiga
    Next Article Faahfaahin: Dagaal laba Ciidan ku dhex maray Xaafad ka tirsan Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo