Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Xildhiban Cayaar-Jecel oo ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka Doorashada Kursigii uu ku fadhiyey

    Xildhiban Cayaar-Jecel oo ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka Doorashada Kursigii uu ku fadhiyey

    January 23, 2022Updated:January 23, 20221 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaar jecel) ayaa ku dhawaaqay inuu isaga haray u tartanka kursiga uu ku fadhiyey ee HOP89.

    Isagoo ka hadlay magaalada Muqdisho ayuu sheegay inuu go’aansaday inuusan u tartamin ka mid noqoshda Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, isagoo taasi sabba uga dhigay inuu diiday diiday Doorashada dadban iyo in la baalmaray habraacyadii lagu heshiiyey ee Doorashada.

    Xildhibaanka oo dhinac fanka kasoo galay Baarlamaanka ayaa ahaa Qurbejoog ayaa metala Beesha Wagardhac/Mareexaan, wuxuuna ku dooday in sida ay Doorashada ku socoto aanu dooneyn inuu qeyb ka noqdo.

    Wararka ayaa sheegaya in Xildhibaan Cayaarjecel uu dareemay inuusan kusoo baxeynin Doorasho uu utago magaalada Dhuusamareeb, balse uu sheegay inuusan aaminsaneyn Doorashada dadban.

    Wuxuu uga digay maamulka Galmudug inay ku takri falaan kursiga Beeshiisa oo haddii lagu xadgudbo uu caddeeyay inuu dhalin karo colaad.

    Cabdi Shire Cayaar jecel Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCumar C/rashiid oo Digniin soo saaray: “Xaaladu waa ka xun tahay sidii aan hore uga baqeynay..”
    Next Article Lix Xildhibaan oo ku soo baxay Doorashadii Kismaayo iyo Arrimo yaab leh oo ka dhacay (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Halyeeyadii hore ee Afrika oo Galabta Wacdarro ka dhigay Stadium Muqdisho iyo darsan Goolal ah

    May 27, 2025

    Xasan Kheyre oo soo saaray dalab culus u diray madaxweyne Xasan Sheekh

    May 27, 2025

    Maamulka gobolka Banaadir oo jawaab culus u diray Siyaasiyiinta mucaaradka

    May 27, 2025

    Sheekh Shariif oo Madaxda Dowladda Somaliya ku eedeeyay xaalad ka taagan Degmo ka tirsan Muqdisho

    May 27, 2025

    Caasimadda Muqdisho oo maanta lagu soo dhoweeyay Ciyaartoy Afrikaan heer caalami ah

    May 27, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo