Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Xisbi Qaadacay iyo Qaar ka baaqsaday kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Xisbiyadda Siyaasadda Dalka

    Xisbi Qaadacay iyo Qaar ka baaqsaday kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Xisbiyadda Siyaasadda Dalka

    November 23, 2019Updated:November 23, 20191 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxtooyada Soomaaliya ayaa isugu yeertay xisbiyada siyaasadda dalka, iyadoo maanta lagu wado inay kulan la yeeshaan Madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Kulankan oo ka danbeeyay markii Madaxweynaha Farmaajo uu la shiray madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo ka socday madasha Xisbiyada Qaran, waxaana uu kulankan dib u dhacay Khamiistii, iyadoo farriimo ay Madaxtooyada u dirtay Xisbiyada Siyaasadda lagu wargeliyey inuu kulanka dib ugu dhacay maanta oo Sabti ah.

    Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo C/raxmaan C/shakuur Warsame oo dowladda Soomaaliya aya weerrar ku qaaday Gurigiisa, isla markaana ay xabsiga dhigtay ayaa qaadacaday kulanka, wuxuuna xisbigan ku doodayaa inuusan weli helin cadaalad, kadib dadkii ay dowladda ku leysay xaruntooda.

    Xisbiyada ka mida Madasha Qaran ee ay hoggaamiyaan Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud, C/qaadir Cosobole iyo kuwo kale ayaa la sheegay inay ka baaqsadeen kulanka iyagoo ku jira Madasha Xisbiyada Qaran oo madaxdooda ay hore ula kulmeen Madaxweynaha.

    Farmaajo Top Xisbiyada siyaasadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/casiis Lafta-gareen oo Muqdisho kulan Gaara kula yeeshay xildhibaannada laga soo doortay K/Galbeed & Arrimihii looga hadlay
    Next Article Bannaanbax ka socda Qaar ka mida Isgoysyada magaalada Muqdisho iyo Gaadiidka Dadweynaha oo…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo