Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Xisbiga Dimoqraadiga oo si rasmi ah u bilaabay Mooshin xilka looga qaadayo Madaxweyne Trump & Jawaab uu ka bixiyey

    Xisbiga Dimoqraadiga oo si rasmi ah u bilaabay Mooshin xilka looga qaadayo Madaxweyne Trump & Jawaab uu ka bixiyey

    September 25, 2019Updated:September 25, 20192 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xisbiga Dimuqraaddiga ayaa ku dhawaaqay inay bilaabayaan Mooshin xilka looga qaadayo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

    Guddoomiyaha Aqlabiyadda Koongareenka Mareykanka ee xisbiga Dimoqraadiga Nancy Pelosi ayaa shaacisay in madaxweyne Trump lala xisaabtami doono, loona soo gole joojin doono ku takrifal awoodeed iyo jebinta sharciga dalkaasi, kadib markii ay soo baxday arrin fadeexad dhalisay oo ku saabsan inuu Trump cadaadis ku saaray Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky in baaritaan lagu sameeyo siyaasi ay iska horjeedaan oo ah madaxweynihii ku xigeenkii hore ee dalkaasi Joe Biden, isagoo ka faaiideysanaya awoodiisa madaxweyne.,

    Saxaafadda Mareykanka ayaa faafisay warbixino ku saabsan sida Sirdoonka Mareykanka uga hor yimaadeen xiriiro qarsoodi ah oo dhex maray Madaxweyne Trump hoggaamiye shisheeye oo ahaa madaxweynaha Ukraine, si ugu adeegsado inuu culeys ku saaro siyaasi tartan kula jira iyo qoyskiisa.

    Trump ayaa qirtay xiriirka dhex maray madaxweynaha Ukraine iyo in lagu soo qaaday arrinta madaxweynihii hore ee Mareykanka iyo wiilkiisa, laakiin wuxuu beeniyey inuu sameeyay wax ka horjeeda sharciga, isagoo mooshinka laga diyaarinayo ku tilmaamay waqti lumis aan wax saameyn ah ku yeelan doonin.

    Ms Pelosi waxay ku eedeysay in madaxweyne Mr Trump uu ku kacay “ku tagrifal sharci iyo mid awoodeed, iyadoo ku tilmaamtay ficilladiisa nin ku guuldarraystay waajibaadkiisii dastuuriga ahaa.

    Mooshinka ayaa la saadaalinayaa inuu waqti dheer qaadan doono, isla markaana aanu keeni karin xil ka qaadista Trump. iyadoo labada aqal ee Koongareeska ay kala heystaan xisbiyda Dimoqraadiga iyo Jamhuuriyiinta.

    Hunter Biden Joe Biden Trump Trump Impeachment US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Masar oo Heshiis ka dhex dhaliyey Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya [Kiiskii Badda oo…]
    Next Article “Abaal marinta ‘Concordia’ waxay liiditaan ku tahay Madaxweynaha Soomaaliya..” -Aqoonyahan Feysal Rooble-

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo