Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka oo ka mida xibsiyada dalka ka jira oo uu guddoomiye u yahay Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka digay faragelinta Madaxtooyada iyo XUkuumadda ku hayaan shaqadii Baarlamaanka.
War-saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga JDP ayaa lagu sheegay inay sharci darro ahayd tallaabadii lagu kala diray Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka, iyadoo xildhibaannada Baarlamaanka loogu baaqay inay u midoobaan badbaadinta dowladnimada.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA


![Xisbiga JDP oo digniin kasoo saaray faragelinta Madaxtooyada & Xukuumadda ku hayaan Baarlamaanka [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/12/Mungaab.jpeg)