Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Xisbiga Kulmiye oo si lama filaan ah ugu guuleystay Duqa Berbera (Maxaa qabsaday Musharixii Mucaaradka?)

    Xisbiga Kulmiye oo si lama filaan ah ugu guuleystay Duqa Berbera (Maxaa qabsaday Musharixii Mucaaradka?)

    June 15, 2021Updated:June 15, 20212 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mushariixinta Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa ku guuleystay doorashadii Duqa magaalada Berbera, kadib markii ay doorashada ku dhacday si la farsameeyay.

    Golaha cusub ee wakiilada saaka la dhaaciyey ayaa gacantaag ugu codeeyay inuu duqa magaalada Berbera mar kale noqdo duqii hore C/shakuur Maxamuud Xasan (Ciddin), isagoo hely 7 cod, waxaana ku xigeenka Duqa loo doortay Nuur Cabdi Jaamac (Cadde) oo isna helay 7 cod.

    Waxaa fadhiga xaadiray 11 ka mida wakiilada, waxaana ka baaqsaday musharixii Mucaaradka ee xilka mayor-ka Berbera u tartamayey oo lagu magacaabo Maxamed Dable, waxaana markii la waayey cid la tartanka Musharaxa xisbiga Kulmiye la tartamay Cabdirashiid Xaaji Yuusuf, oo ah xubbin kale oo ka mida golaha wakiilada Berbara ee dhowaan la doortay oo ka tirsan xisbiga Kulmiye.

    Ku-xigeenka duqa magaalada Berbera ayaa lo doortay xildhibaan ay beeshiisa raadineysay oo isla markii la doortay ay waayeen, kaasoo soo hadlay markii 5 maalmood la raadinayey, isla markaana sheegay inuu ku sugan yahay Hoygiisa (Akhriso).

    Xisbiyada is-baheystay e mucaaradka Waddani iyo UCID ayaa doonayey in Mayor-ka magaalada Berbera uu helo xisbiga UCID, waxaase magaalada olole weyn ka sameeyay wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland, iyadoo natiijadii ay noqotay in magaalada Berbera uu Kulmiye xajisto, dibna loo dooro duqii hore.

    Qaabka ay u dhacday Doorashada ayaa ah mid shaki dhalin karta, iyadoo ay goobta ka maqnaayeen Musharaxii Mucaaradka iyo xubin kale.

    13-ka xildhibaan ee kusoo baxay Golaha Wakiilada magaalada Berbera ayaa loo kala helay: Xisbiga Kulmiye: 6, Waddani ayaa helay: 4, halka UCID uu helay: 3. Waxaana ka dhacay farsamo wakiiladii Mucaaradka ay kula wareegeen Kulmiye.

    Berbera Duqa Berbera Somaliland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Is-miidaamiye Dhalinyarro badan ku laayay Qarax ka dhacay Xerada Ciidamada…
    Next Article Boqolaal Bajaajley ah oo xirtay Wado ku dhow Madaxtooyada iyo Bannaanbax ka socda Muqdisho…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo