Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Xisbiga Tigreega oo si rasmi ah uga ka hor yimid tallaabooyinkii uu qaaday Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Itoobiya

    Xisbiga Tigreega oo si rasmi ah uga ka hor yimid tallaabooyinkii uu qaaday Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Itoobiya

    June 14, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xisbiga TPLF oo ah xisbiga siyaasadda ahaan ugu xoogga badan isbahaysiga EPRDF ee talada dalka haya ayaa si rasmi ah uga hor yimid isbedellada uu wado Ra’iisal wasaaraha cusub ee dalkaasi Abiy Ahmed, iyadoo dhaliilay go’aamada waaweyn ee maangashiga iyo ka tanaasulka dhul ku yaal xadka Eritrea dalkaasi la leeyahay.

    Xisbiga TPLF oo saddex maalmood ku shirayay magaalada Maqalle ee xarunta gobolka Tigreega ayaa war uu gunaanadka shirka kasoo saaray waxa uu ku sheegay in aanu ku qanacsaneyn go’aannada ay dowladda qaadatay.

    Waxa ay si gaar ah u xuseen go’aankii ra’iisal wasaare Abiy Ahmed uu ku aqbalay heshiiskii Algiers ee ku aaddanaa muranka ka taagan soohdinta Itoobiya iyo Eritrea, taas oo ka dhigan in Addis Ababa ay wareejinayso magaalada Baddhume oo ah halka ay salka ku hayso colaadda u dhexaysa labada dal, dadka qaarna ay ku doodayaan inay ka tirsan tahay gobolka Tigreega ee dalkae Itoobiya.

    TPLF ayaa sheegtay inay khalad tahay in go’aanka noocaasi ah la gaaro ayadoo aan si weyn loogala tashan dhinacyada ay arintu khuseyso. Xisbiga ayaa sidoo kale sheegay in loo baahan yahay aqoonsiga hogaamiyayaasha rugcadaaga ah, taasoo loo fasirin karo inuu ula jeedo isbedelkii uu dhawaan hogaamiyuhu ku sameeyay hogaanka ciidanka.

    Arrintan ayaa muujinaysa kala qeybsanaan soo dhexgashay isbahaysiga talada haya ee Itoobiya. Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed ayaa tan iyo inta uu xilka la wareegay waxa uu qaaday tallaabooyin is xigxiga oo ay dad badan u arkeen dadaal isbedel looga abuurayo Itoobiya.

    Abiy Ahmed Itoobiya Tigree TPLF
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasaaradda Shaqada Xukuumadda Soomaaliya oo fasixii Ciidul fitriga u rartay maalmaha Sabtida & Axadda [War-saxaafadeed]
    Next Article Somalia oo u codeysay dalka Maroco inuu martigeliyo Koobka Adduunka [Akhriso Liiska dalalkii codeeyay]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo