Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: 3 Qodob oo caddeyn u ah inuu Ra’iisal wasaare Rooble ku milmay Ololaha Doorashada Madaxweyne Farmaajo

    XOG: 3 Qodob oo caddeyn u ah inuu Ra’iisal wasaare Rooble ku milmay Ololaha Doorashada Madaxweyne Farmaajo

    November 9, 2020Updated:November 10, 20202 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waqtigii dheeraa ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qaadatay inuu soo xulo Ra’iisal wasaare bedela Xasan Kheyre waxay dad badan u qaateen inuu raadinayey qof noqda madaxa Ololaha dib u Doorashadiisa.

    Magacaabidii Maxamed Xuseen Rooble kadib waxaa dadka qaarkii rajo ka qabeen inuu noqon karo Ra’iisal wasaare kaalintiisa qaadan kara, laakiin markii uu magacaabay Golihiisa Wasiirada iyo Guddiyada Doorashada Heer Federaal waxaa soo baxday inuu qeyb noqday ololaha doorashada Madaxweyne Farmaajo.

    Tallaabooyinka ugu waaweyn ee uu qaaday Ra’iisal Wasaare Rooble waxaa lagu soo koobi karaa saddex Qodob oo waaweyn kuwaasoo kala ah:

    GOLAHA WASIIRADA CUSUB

    Rooble waxaa la xaqiijiyey inuu awoodi waayey inuu xubno ku darsado wasiirada cusub ee uu magacaabay, waxaana la tilmaamay 1 wasiir oo aanu keli ku ahayn inuu ku yeeshay Wasiirada cusub.

    Waxaa xilkiisa dib ugu soo laabtay Ra’iisal wasaare ku xigeenka oo loo arko inuu yahay ninka ugu awoodda badan xukuumadda, iyadoo aanu wax isbedel ah ku sameyn xoghayihii Madaxtooyada ka yimid, wuxuuna kaliya xafiiskiisa keenay dhowr xubnood oo beeshiisa ah oo lagu qoray la-taliyeyaal.

    DOORASHADA HIRSHABEELLE

    Ra’iisal wasaare Rooble waxay daawade ka noqotay maamulka ay Villa Somalia ka dhiseyso Hirshabeelle, iyadoo xukuumadiisa aysan wax door ah ku yeelan, marka laga reebo inay soo saarto qoraallo tageero ah.

    GUDDIGA DOORASHADA

    Maxamed Xuseen Rooble wuxuu magacaabay Guddiyada Doorashada ee Madaxtooyada iyo NISA soo qorteen, isagoo aan ku yeelan wax kaalin ah oo ka baxdan saxiixa uu saaray, taasoo meesha ka saartay wax kalsooni ah oo lagu qabo karo doorasho ay xukuumaddiisu hoggaamiso.


    Arrimahan oo dhan waxay keeneen inay dib u soo noolaato qeylo dhaantii mucaaradka dowladda oo u badan beesha uu kasoo jeedo Ra’iisal wasaaraha, iyadoo laga cabsi qabo inay xiisad cusub ka dhalato sida uu Madaxweyne Farmaajo u maamulayo Doorashada 2020/2021.

    GOOBJOOGE

    Madaxtooyada Maxamed Xuseen Rooble Ra'iisal wasaaraha Top xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo shaaciyey halka laga keenay xubnaha Guddiyada Doorashada ee laga qeyliyey
    Next Article Guul weyn oo laga gaaray tijaabada Tallaal loo sameeyay Cudurka Covid-19 iyo farxad lagu soo dhoweeyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo