Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: 3 Sabab dartood oo Madaxda Maamul Goboleedyada u Daahinayaan Doorashada (Akhriso)

    XOG: 3 Sabab dartood oo Madaxda Maamul Goboleedyada u Daahinayaan Doorashada (Akhriso)

    November 6, 2021Updated:November 6, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo dib u dhaca weyn ee hareeyay Doorashada Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo bishii lixaad la galay kadib heshiiskii Doorashada ee May 2021, iyadoo aan ka dhammeystirin Aqalka Sare, kaliya laba xildhibaan laga doortay Golihii Shacabka.

    Beesha caalamka ayaa xoojisay cadaadiska ay ku heyso madaxda maamul Goboleedyada si ay u dedejiyaan doorashada, waxaana loo qabtay inay Doorashada Golaha shacabka kusoo dhammeeyaan ka hor sanadka cusub ee 2022.

    Xog ururin aanu sameynay ayaa lagu ogaaday in madaxda Maamul Goboleedyada ay leeyihiin sababta ugu weyn ee daahineysa Doorashooyinka xilligan iyadoo uu marki hore arrintan ku lug lahaa Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Sababaha madaxda maamul Goboleedyada u daahinayaan Doorashada ayaa kala ah:

    Dhaqaale: Madaxda Maamul Goboleedyada oo dhaqaale darro weyn kasoo wajahday dowladda Federaalka, isla markaana og in xilliga doorashada uu yahay kan ugu muhiimsan ee ay dhaqaale ku kasban karaan ayaa si ula kac ah uga caga-jiidaya dedejinta doorashada, si ay dhaqaale uga helaan Beesha Caalamka oo shuruudo badan ku xiran yihiin iyo Musharixiinta oo si fudud ay dhaqaale uga sameeyaan.

    Olole Doorasho: Arrinta labaad ee Doorashada dib u dhaca ku keentay ayaa ah inay socdaal ololeyaal Doorasho oo lagu kala jiidanayo madaxda Maamul Goboleedyada, qaarkoodna lagu wado inay musharixiin yihiin. Arrintan waxay sabab kale u noqotay inay abuurmaan duruufo keenaya in Doorashada aan ahmiyad la siin, balse lagu sii dheereysto ololaha doorashada si loogu daneeyo musharixiin gaara, loona quusiyo kuwo kale.

    Farsamo-xumo: Fulinta Doorashada waxaa u xilsaaran Ra’iisal wasaaraha xilgaarsiinta iyo Guddiyada Doorashada oo ay tahay markii ugu horeysay oo ay doorasho qabtaan, waxaana ka muuqata khibrad la’aan iyo farsamo xumo ay wehliso faragelin toos ah oo musharixiinta waaweyn ay ku hayaan shaqooyinkooda.

    Arrimahan oo is biirsaday waxay keeneen inaan dan badan laga gelin dedejinta doorashada oo hadda xaaladeedu gaartay inay waqti u qabato beesha caalamka, si toos ahna dalabyo loogu diro madaxda maamul Goboleedyada, iyadoo laga hortegayo in xaaladda kala guurka ah ee Soomaaliya ay lugaha la gasho sanad labaad.

    Doorashada Maamul Goboleedyada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMareykanka oo Amar toos ah u diray madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya
    Next Article Faahfaahin: Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Qasaaraha uu dhaliyey

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo