Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»XOG: Amar ay Alshabaab soo saartay oo ka dhaqan galay Muqdisho [Shirkadda Hormuud oo fulisay]

    XOG: Amar ay Alshabaab soo saartay oo ka dhaqan galay Muqdisho [Shirkadda Hormuud oo fulisay]

    July 7, 2017Updated:July 7, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Amar ay soo saartay kooxda Alshabaab ayaa ka dhaqan galay magaalada Muqdisho kadib markii shirkadda Hormuud ay joojisay adeegga farriimaha wararka degdegga ahaa ee Warbaahinta Muqdisho adeegsan jirtay.

    Adeegan oo magacyo kala duwan loo yaqaan ayaa farriimaha wararka degdega [SMS News Alert] ah loogu diri jiray dadka iska diiwaan geliya Idaacadaha Muqdisho iyadoo 150 farriin wareed qiimaheedu ahaa $1 doolar, kaasoo muddo sanado ah ka shaqeynayay Muqdisho, kuna xirnaa bankiga Salaam.

    Adeegga fariimaha wararka degdega ah ee News Alert ayay gebi ahaan toddobaadkan joojisay shirkadda Hormuud iyadoo dadkii is-diiwaan gelin lahaana aya awoodi waayeen, halka dadkii diiwaan gashanaa aanay helin war farriimo wareed ah.

    Dabagal ay sameysay Wadani.com ayaa lagu ogaaday in adeegan ay joojisay shirkadda isgaarsiinta Hormuud kadib markii idaacadaha Alfurqaan iyo Andalus oo ay warbaahinta taageerta Alshabaab ay dalbadeen in adeegan loo furo, taasoo shirkadda Hormuud ay ka caga-jiiday, kadibna xaaladu ku qasabtay inay adeeggan oo dhan hawada ka saarto.

    Shirkad ay leedahay Hormuud oo addeegan saami ku leh laguna magacaabo Tabaarak ayaa iyaduna laga soo xigtay in Hormuud ay joojisay adeeggan iyadoo aan faahfaahin laga bixin, laakiin waxaa macaamiisha loo sheegay inay ciladi jirto.

    Alshabaab ayaa hore joojiyay adeegii lacaga Mobile-da la isugu diro ee ZAAD, iyadoo adeegga kale ee Shirkadda hormuud ay furatay ku gooyay qiime kooban oo dhan $150, intii aan markii dambe loo bedelin $300.

    GOOBJOOGE

    Alshabaab Hormuud Shirkadda Hormuud SMS News Alert Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleIsbaheysiga Sacuudiga & Imaaraadka oo Qatar ugu hanjabay tallaabooyin ay ka qaadi doonaan
    Next Article Keating oo Madaxweyne Farmaajo & Madaxda maamulada ka dalbaday Saddex Qodob [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo