Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Beesha Caalamka oo Go’aan ka gaareysa is-mari waaga Doorashada ee Farmaajo iyo Puntland/ Jubbaland

    XOG: Beesha Caalamka oo Go’aan ka gaareysa is-mari waaga Doorashada ee Farmaajo iyo Puntland/ Jubbaland

    February 28, 2021Updated:February 28, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kadib toddobaad ay wakiilada Beesha waanwaan ka dhex waday Madaxda Dowladda Federaalka iyo madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, waxaa hadda la sugayaa go’aan hore loogu socdo oo keenaya in labada dhinac is hor fariistaan.

    Shirkii uu Farmaajo isugu yeeray madaxda Maamul Goboleedyada inay isugu yimaadaan Muqdisho 18 Febraayo ayaa fashilmay markii ay damaanad dalbadeen Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam, laakiin waxaa horumar laga gaaray arrimihii la isku hayey markii beesha Caalamka ay Guddiyo Farsamo oo dhinacyda ka socda isugu geysay magaalada Baydhaba.

    Horumarkaas aya kasoo shaqeysay Beesha caalamka ee lagu garay shirkii Baydhaba, kadib waxaa lagu waday in Muqdisho shir kale ka dhaco si loo saxiixo heshiiska, loona bilaabo Doorashada, laakiin shirkii Muqdisho ayaa mar kale fashilmay waxaana hareeyay dhacdadii Muqdisho ee 19-ka Febraayo oo ciidamada dowladda ku weerarreen bannaanbixii Musharixiinta Madaxweynaha.

    Wakiilada Beesha Caalamka oo mar kale soo faragelisay arrintan ayaa dhinac kasta shir la yeelatay, kana ururisay mowqifyadooda sidii xaalada cakiran looga gudbi lahaa, waxaana dhinacyada Puntland iyo Jubbaland ay shuruudo ku xireen shirarka iyo arrimaha Doorashada, waxaa sidoo kale shuruudahooda gudbiyey Mushirixiinta Beesha Caalamka.

    Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku fashilmay muddo laba jeer ah inuu shir isugu yeero madaxda dowlad Goboleedyada markii ay diideen madaxda Jubbaland iyo Puntland, waxaana rajada kaliya ee hadda jirta ay tahay tallaabada ay qaadi doonto Beesha Caalamka.

    Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaan caddeeyay inaysan hor fariisaneynin Farmaajo oo Madaxweyne sheeganaya, ayna doonayaan in Beesha Caalamka ay qaadato kaalinteeda, waxaana shuruudaha ay wataan ugu muhiimsan:

    1- Damaanad qaadka shirka iyo fulinta wixii kasoo baxa

    2- In shirkuna ka dhaco meel dhexdhexaad ah, sida Xalane.

    3- In shirarka wadatashiga Doorshada laga qeyb geliyo Midowga Musharixiinta.

    Beesha Caalamka waxay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa ee Maxamed Xuseen Rooble ku riixeen inuu door muuqda ka qaato arrimaha Doorashada, waxaana lagu wadaa inuu shaaciyo shir ka dhacay Xalane, kaasoo aanu ka qeybgaleynin Farmaajo, isaguna uu meteli doono dowladda.

    Axmed Madoobe Beesha caalamka Doorashada Farmaajo Siciid C/llaahi Deni Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Taliye ku-xigeenka Ciidamada Xoogga Dalka oo Qarax lala beegsaday iyo Alshabaab oo…
    Next Article Qarax Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Mas’uuliyiin lala beegsaday..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo