Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Cidda leh Diyaaradii maanta ka degtay Garoonka Kismaayo oo la ogaaday & Dowlada Somalia oo baaritaan..

    XOG: Cidda leh Diyaaradii maanta ka degtay Garoonka Kismaayo oo la ogaaday & Dowlada Somalia oo baaritaan..

    October 5, 2019Updated:October 7, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar kala duwan ayaa kasoo baxay Diyaaradii maanta ka degtay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, iyadoo halkaasi ka dejisay siyaasiyiin iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Somalia.

    Diyaaraddan oo jebisay xayiraaddii ay dowladda Somalia saartay duulimaadyada taga magaalada Kismaayo ayaa madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan uu sheegay in leeyihiin maamulka iyo dadka Jubbaland, ayna duulimaadkii ugu horeeyay maanta ku tagtay magaalada Kismaayo, lakiin waxaa diyaaradda laga helay faahfaahin dheeraad ah.

    Raadraac lagu sameeyay sumadda diyaaradda ku qorneyd ayaa lagu ogaaday in diyaaradda nooceedu ahaa Fokker 50, registration 5Y-JXJ, iyadoo ka diiwaan gashay dalka Kenya, waxayna ku shaqeyneysay magaca shirkadda Jubba Airways, iyadoo uu hore u lahaa Ganacsadaha reer Kenya ee Isaac Somo.

    Ganacsadahan ayaa sidoo kale leh diyaaradaha Qaadka iyo rakaanka keena Soomaaliya intooda badan, waxaana muuqaal laga qaaday diyaaradda oo ku sugan garoonka Muqdisho lagu ogaaday inay ahayd isla diyaaradii maanta ka degtay magaalada Kismaayo.

    Wararka xog ogaal ah ayaa sheegaya in diyaaradda uu hore uga iibsaday shirkadda Kenyantiga xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Ganacsade ah, isgoo shirkad uu leeyahay ay ka mid ahayd diyarado u shaqeeya, laakiin Dad ku dhow xildhibaanka ayaa ku dooday inuu sii iibiyey oo dad ku dhow madaxweyanah Jubbaland ay ka iibsadeen, waxayna xilligaasi ku duuli jirtay magaca Shirkadda Jubba Airways.

    Dowladda Somalia ayaa wararku sheegayaan inay baaritaan ku heysto shirkadda iyo cidda leh, iyadoo la filayo in ganaax lagu soo rogo, lagana mamnuuco inay dalka timaado.

    Fokker 50 Garoonka Kismaayo Jubbaland Kismaayo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisul Wasaare Kheyre oo 317,000 oo Doolar u saxiixay Dib dhiska Buundada Bardhere & xidhibaano u mahad celiyay
    Next Article Seeraar & C/rashiid Xiddig oo u digay madaxweynaha Puntland iyo siyaasiyiinta taageersan Axmed Madoobe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo