Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaayo oo ka qeyb qaatay jebinta Xayiraadii Dowladda Somalia

    XOG: Ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaayo oo ka qeyb qaatay jebinta Xayiraadii Dowladda Somalia

    October 14, 2019Updated:October 14, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamaada Dowladda Kenya ee qeybta ka ah AMISOM, kuna sugan Magaalada Kismaayo ayaa la xaqiijiyey inay ka qeyb qaateen jebinta xayiraadii ay dowladda Somalia saartay Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo.

    Ciidamada Kenya oo si gaara ula shaqeeeya maamulka Axmed Madoobe ayaa diyaariyey oo dusha kala socday, isla markaana difaacayey diyaarado kasoo duulay magaalada Nairobi oo magaalada Kismaayo ka degay xilli ay dowladda Somalia ku amartay diyaaradaha ka imaanaya dalka Kenya ee ku socda magaalada KIsmaayo ay maraan garoonka Kismaayo, sida laga soo xigtay warbaahinta Kenya oo soo xigatay ilo ka mida saraakiisha ciidamada Kenya.

    Diyaaradii hore ayaa magaalada Kismaayo ka dejisay siyaasiyiin Soomaali ah oo ka horjeeda dowladda federalka, ayna ka mid ahaayeen madaxweynayaashii hore ee maamullada K/Galbeed iyo Galmudug Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo C/kariin Xuseen Guuleed, waxaana dowladda Somalia ay akhtako ka dhan ah diyaaradaasi u gudbisay Hay’adda duulimaadka rayidka Q/Midoobay ee ICAO iyo Dowladda Kenya.

    Amar jebintii ciidamada Kenya ee rasmiga ahay waxay dhacday markii wafdi ka socda dowladda Kenya oo uu hoggaaminayey guddoomiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aden Barre Ducaale, iyadoo diyaarad wafdiga Kenya siday ay ka degtay magaalada Kismaayo, kana qeyb galeen caleemo-saarka Axmed Madoobe.

    Ciidamada Kenya ee ka mida AMISOM oo Somalia kusoo galay iyagoo aan wax sharciyad ah heysan, balse markii danbe lagu daray ciidamada AMISOM ayaa dhowr jeer oo hore lagu eedeeyay inay faraha kula jiraan falal ka baxsan shaqada AMISOM, sida ganacsiga Dhuxusha iyo Sonkorta sharci darrada ah, waxaana qarsooneyn inay taageero gaara siiyaan hoggaamiyaha maamulkaasi Axmed Madoobe oo xilligan aysan aqoonsaneyn dowladda Soomaaliya.

    Ahmed Madobe Amisom-Kenya Jubaland KDF Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWadooyinka Muqdisho oo la xiray & Dowladda Somalia oo Sanadkii labaad xuseysa Murugadii Qarixii Zoope
    Next Article Farriinta Madaxweyne Farmajo ee xuska 14 Oktoobar. “Waxan farayaa Xukuumadda in laga warqabo dadkii lixaadkooda ku waayey..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo