Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG CULUS: Beesha Caalamka oo bedeleysa shaqadii Guddiga Anshaxa Doorashada & Cabsi soo wajahday

    XOG CULUS: Beesha Caalamka oo bedeleysa shaqadii Guddiga Anshaxa Doorashada & Cabsi soo wajahday

    February 7, 20172 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararkii ugu danbeeyay ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegaya in beesha caalamka ay faragelin ku sameysay Guddiga Anshaxa Doorashada oo ay dooneyso in awood dheeraad ah la siiyo.

    Guddiga oo uu magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa howshiisa ugu weyn ay ahayd hubinta doorashada iyo warbixin siinta Baarlamaanka sidii ay u dhacday. (Akhri Wareegtada lagu magacaabay).

    Kulamo isdaba joog ah oo xubhaha Guddiga ay la yeesheen Beesha caalamka ayaa la sheegay inay wakiilada beesha caalamka doonayaan in Guddigan ku dhawaaqi karo inay doorashada ay ku dhacday sharci darro markii loo baahdo, taasoo ka baxsan awoodii Guddiga sida uu hore u sheegay Guddoomiyaha Guddiga Prof. Cabdi Ismaciil Sanatar.

    Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in xubno ka mida guddiga ay ogolaadeen dalabka Beesha caalamka ee ahay inay laali karaan doorashada haddiiba ay dhacdo in la helo arrimo lid ku ah sida laaluush iwm. Xubnaha qaar ayaa soo jeediyay in awoodda cusub ee Guddiga la hordhigo baarlamaanka fadhigiisa beri, doorashada ka hor.

    Guddoomiye Jawaari ayaa ka hor yimid arrintan, isagoo ka digay inay keeni karto qalalaase doorasho, waxaana shirar aan loo kala kicin leh, wakiilada beesha caalamka, Guddoonka labada aqal iyo Guddiga Anshaxa.

    Lama oga sida ay ku danbeyn doonto arrintan, iyadoo ay cabsi weyn soo wajahay qaar ka mida musharaxiinta waaweyn oo galaangalka ku leh xildhibaanada. Waxaana jira xildhibaano doonaya inay olole doorasho darteed sheegtaan in la laaluushay.

    Wadani.com

    Beesha caalamka Doorashada Guddiga Anshaxa Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/weli Gaas oo dagaal doorasho ku furay Musharax Farmaajo & Wararkii ugu danbeeyay
    Next Article Dhoolatuskii ugu weynaa ee Xasan Sheekh oo hadda ka socda Muqdisho (Imisa xildhibaan ayaa ku sugan)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo