Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, May 23
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»XOG CULUS: Madaxweyne Xasan Sheekh oo amray in la joojiyo baaritaanada wasiiro lagu eedeeyay musuqmaasuq
    Madaxtooyada

    XOG CULUS: Madaxweyne Xasan Sheekh oo amray in la joojiyo baaritaanada wasiiro lagu eedeeyay musuqmaasuq

    WebmasterBy WebmasterJanuary 7, 2015Updated:January 7, 2015No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowladda Fedeeraalka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay tallaabo aan la fileyn oo lidi ku ah balanqaadkiisii ahaa inuu la diriri doono musuqmaasuqa, iyo farriintiisii uu dhowaan ka jeediyay Baarlamaanka ee ahayd inaan loo dulqaadan qofkii Musuqmaasuq lagu eedeeyo oo sharciga loo daayo (Akhri maqaal Goobjooge.com ka qortay farriintii Madaxweynaha).

    XASAN-XEERGoobjooge.com ayaa xaqiijisay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud amar ku siiyay Hanti dhowrka guud ee Qaranka Prof. Nuur Jimcaale Faarax inuu gebi ahaanba joojiyo baaritaanada iyo wixii la xiriira warbixinada wasiirada lagu helay musuqmaasuqa ee ay shaaciyeen dhowaan hanti-dhowrka iyo Xeer ilaalinta inta laga gaarayo dhammaadka bisha Maarso 2015.

    Xasan Sheekh ayaa Hanti dhowrka guud amray inuu isku laabo kiisaska ku saabsan eedeynta iyo dacwada Hanti dhowrku waday ee ku saabsaneyd wasiirada xukuumadii hore, wuxuuna taas sabab uga dhigay in wasiirada ku eedeysan musumaasuqa laga yaabo inay qaarkood dib u soo noqdaan oo loo magacaabo wasiirada cusub ee xukuumadda dhowaan la dhisi doono. Amarka madaxweynaha ayaa ku saabsanaa in la xiro kiisaska musuqmaasuqa ee hanti dhowrku soo helay, kana diyaariyay warbixino dhameystiran oo la siiyay madaxda hay’adaha dowladda.

    Hanti dhowrka guud ayaa la sheegay inuu qaatay amarka madaxweynaha, iyadoo wararku sheegayaan inuu si weyn ula yaabay go’aanka madaxweynaha iyo amarkiisa. Wasiiro badan oo qaarkood madaxweynaha u dhow yihiin ayaa baaritaano lagu sameeyay lagu helay wax is daba marin, sida xeer ilaaliyaha iyo hanti dhowrka ka sheegeen fadhiga Baarlamaanka. (Akhri warkooda).

    Goobjooge.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    hanti dhowrka Madaxweynaha oo amray Wasiiro musuqmaasuq
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Webmaster
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Goobjooge.com: An Online News portal, tracks all news round the clock which will cover Politics, entertainment, sports and world news. Waxaad nagala soo xiriir kartaa: info@goobjooge.com

    Related Posts

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    Madaxda Dalalka Somaliya, Masar iyo Eritrea oo ku shirsan Asmara iyo Isbaheysi cusub..

    October 10, 2024

    Comments are closed.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Goobjooge
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo