Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG CULUS: Muungaab oo Dokumentiyo halis ku ah Madaxweyne Xasan Sheekh u gudbinaya Beesha Caalamka

    XOG CULUS: Muungaab oo Dokumentiyo halis ku ah Madaxweyne Xasan Sheekh u gudbinaya Beesha Caalamka

    October 27, 2015Updated:November 7, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo dhowaan xilka laga qaadaya isagoo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa la sheegay inuu ku howlan yahay qorshe halis ku ah madaxweyne Xasan Sheekh isagoo dokumentiyo qarsoodi iyo halis ah la wadaagaya wakiilada beesha caalamka iyo Qaramada Midoobay.

    Xogta aany helnay ayaa sheegeysa inuu Muungaab horeba xiriir ula yeeshay guddiga UN-ka u qaabilsan ilaalada xayiraadda Soomaaliya iyo Ereteriya kana caawiyay xog ay ka doonayeen madaxtooyada Soomaaliya iyadoo taas bedelkeed ay guddiga ka saareen warbixintooda warar ku saabsan maamulka Gobolka Banaadir iyo Xasan Muungaab.

    Hore ayuu Xasan Muungaab uga digay madaxweyne Xasan Sheekh haddii uu xilka ka qaado inuu baahin doono dhammaan fadeexooyinka dhulka iyo danta guud ee madaxweynuhu ku lug lahaa, dhammaantoodna amarkiisa lagu fuliyay, taasoo madaxweynaha ku kaliftay inuu dib uga fekero xil ka qaadista Muungaab, laakiin waxaa culeys weyn ku saaray inuu xilka ka qaaday xubno ka mida golaha wasiirada iyo kooxda madaxweynaha.

    Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir oo dhowaan heshiis qarsoodi ah la galay xisbiga Daljir iyo kooxda Aala Sheekh ayaa haya sir badan oo ku saabsan sida madaxweyne Xasan Sheekh ugu lug yeeshay dhulalka danta guud ee la bixiyay oo qaarkood lagu maalgeliyay musharax C/kariin Guuleed.

    Waxaan shaki lahayn in dokumentiyada Muungaab la wadaagayo saraakiisha Q/Midoobay, Guddiga UN-ka ee Monitoring, iyo wakiilada kale ee Beesha caalamka inay wax weyn u dhimi doonaan Xasan Sheekh iyo damaciisa ah inuu dib ugu soo laabto talada dalka 2016 kadib, laakiin wuxuu Muungaab noqon doonaa mas’uul raali ka ahaa fadeexooyinkaasi balse markii xilka laga qaaday  kadib u adeegsaday qaab siyaasadeed.

    Wadani.com

    Fad Muungaab Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDaawo: Heesta Galmudug ee Farxiyo Kabayare & Dalmaryare
    Next Article Faallo ku saabsan Duqa cusub ee Muqdisho‏ Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo