Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»XOG culus oo ku saabsan xaalada ku wareegsan Geerida Dr. Cali Khaliif (24 September ilaa 8 October 2020)

    XOG culus oo ku saabsan xaalada ku wareegsan Geerida Dr. Cali Khaliif (24 September ilaa 8 October 2020)

    October 10, 2020Updated:October 15, 20203 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan Geerida Dr. Cali Khaliid Galeyr oo magaalada Jigjiga ku Geeriyooday 8 Oktoobar 2020, ayaa waxaa soo baxaya xaaladda uu ku sugnaa Marxuumka intii uu tegay is-maamulka Soomaalida Itoobiya.

    Feysal Rooble oo ah Aqoonyahan xiriir la lahaa Dr. Cali Khaliif ayaa qoraalka soo socda ku faahfaahiyey jadwalka socdaalkii uu marxuumka ku joogay dalka Itoobiya, kulamadii uu yeeshay, xanuunkii ku soo booday iyo qaabkii loola tacaalay iyadoo ay ka muuqato arrimo aan caadi ahayn.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA

    1. Badhtamihii September, 2020 – Togwajale ayay Salaadiin reEr-Jigjiga ahi Dr. Cali ka soo qaadeen waxana la dajiyey Jigjijga International Hotel

    2. September 24, 2020 – Qado sharaf ONLF u samaysay & Sawiro uu la galay Gudoomiyaha iyo Wasiirada Itoobiya Filsan.

    3. September 29, 2020, October 2 – Faysal Cabdi Rooble oo Telephone ku la hadlay – waxaana isku xiray xubin ka mid ah ONLF – waxa uu ka dayrinayey madaxda Soomaaliland. Isla maalin ka hore waxa Hargaisa gaadhay wafdi uu hogaaminayo Dr. Xussen Xaashi.

    4. October 2, Wareysi adag uu siiyey NABAD TV (waa TV ka madax banaan DDS).
    October 3, Sabti, Faysal Cabdi Rooble oo telephone ku la hadlay Dr. Cali Khalif Galaydh isagoo aad u caafimaad qaba – Wax xanuun ah ma sheegin. Waxaan ku booriyey in uu MW Musafa arko.

    5. October 4-7, xanuun la yidhii cunto sumow ayaa la inoo sheegay.
    October 5, Waxa Hotleka Cali ku sillicsanaa yimid Dr. Xuseen Xaashi iyo Xasan Dhaadi oo ah chief of staff. Waxa loo sheegay in Dr. Cali taakulayn rabo. Labaduba wey ka gaabsadeen weliba si aan naxariisi ku jirin u hadleen – waa sida warka aan kaga heley dad gacanta ku hayey marxuumka.

    6. October 6, nin Maraykanka ka yimid oo Madaxweyne Mustafa xidhiidh leeyihiin ayaa laga codsaday in uu Madaxweynaha u sheego in Dr. Cali il daran yahay, xanuunka uga sii darayo. Xataa dadkii ka keenay Wajaale wey ka gaabsadeen soo eegistiisa.

    October 7, Madaxweynaha mar Alla markii loo sheegay amar bixiyey in daarada Qaryaan Dhoodaan meel looga diyaariyo Marxuunka

    Ocober 7, isla markii amarkaasi baxay, Xasan Dhaadi ayaa u xaqiijiyey una sheegay muwaadinkii MW Mustafa xidhiidhka lahaayeen in Dr. Cali Khalif lagayn doono Qol ku yaal daarada Qaryaan Dhoodaan.

    October 8, Waxa geeriyooday Dr. Cali Khaliif Galydh.October 8 isagoon weli qolkii hoteelka uu lahaa mudo afar beri ah iga saara ka bixin. Isla fiidnimadii ayuu Ambulansi geeyey Qaryaan Dhoodaan maydkii Dr. Cali,

    Ocotber 8, fiidkii, nin la yidhii waa Dhaktar ka tirsan maamulka DDS ayaa ku andacooday in Covid-19 sababay dhimashada Dr. Cali.

    October 9, 2020, Dhakhtarkii Cali daweynayey ayaa beeneeyey in Cali u dhintay Covid-19.
    Silic, sun, iyo daryeel la’aan ayuu Dr. Cali u dhintay. In kabadan 40 sano iyo Dr. Cali maareeyn jiray sonkorta nin inta badan bukoon jirayna ma ahayn.

    Alahu Yarxam.

    W/Q: Feisal Roble

    Cali Khaliif Galeyr Feysal Rooble Geerida Cali Khaliif Jigjiga Xog Geerida Cali Khaliif
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKASHIFAAD: Sidee Beesha Xawaadle ku heshay xilka Madaxweynaha Hirshabeelle Sanadkii 2016..?
    Next Article Dowladda Soomaaliya oo meesha ka saartay Baaritaan lagu sameeyo Meydka Marxuum Cali Khaliif

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo