Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, July 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»XOG CULUS” Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiiid soo jeediyay Isbedel uu ku sameynayo Golaha Wasiirada cusub

    XOG CULUS” Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiiid soo jeediyay Isbedel uu ku sameynayo Golaha Wasiirada cusub

    January 30, 20152 Mins Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu ku gud jiro isbedel uu ku sameynayo Golaha wasiirada qabyada ah ee uu dhowaan soo magacaabay. Arrintan ayaa dhalatay kadib markii mucaarado hor leh ay ka hor timid 20-ka wasiir ee magacaaban.

    Ra’iisal wasaaraha ayaa kulamo xiriir ah iyo wadatashiyo la leh dhinacyada kala duwan ee xildhibaanada wuxuuna balanqaaday arrimaha soo socda;

    RA;IISAL WASAARE CUMAR C/RASHIID
    RA;IISAL WASAARE CUMAR C/RASHIID

    1. Inuu kordhiyo Wasiirada, kana dhigo 25 wasiir, iyadoo 5 wasiir oo cusub la soo magacaabayo.

    2. In la magacaabo 25 wasiir ku xigeen iyo 5-8 wasiiru dowle

    3. In xubnaha cusub ee la magacaabayo laga qaato xildhibaanada Baarlamaanka iyo kooxaha diidan wasiirada cusub.

    Dadaalkii ugu dambeeyay ayaa socda oo Ra’iisal wasaaruhu ku doonayo in waqti la siiyo ku siman muddo toddobaad ah si uu u soo dhameystiro Golaha wasiirada kadibna uu hor keeni doono Baarlamaanka.

    Qorshahan oo muddo 24 saacadood ah ay ka wada shaqeynayeen Cumar C/rashiid iyo guddoonka Baaralamaanka ayaan la ogeyn inuu aqbali doono madaxweyne Xasan Sheekh. Xaaladda ayaa gashay saacadihii ugu danbeeyay ka hor maalinta beri ah oo Baarlamaanku ganbar gaaban ugu fadhiyo ridista xukuumada labaad, iyadoo dhinaca kale ay ka socoto dadaal sidii lagu baajin lahaa ridista xukuumadda dibna loogu shaandheyn lahaa.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Golaha wasiirada Isbedel lagu sameynayo xukuumada cusub
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWARBIXIN XASAASI AH: Shariif Xasan, Faarax Sh. C/qaadir & C/kariin Guuleed oo u ololeynaya ridista xukuumadda 2aad ee CCC
    Next Article Xildhibaanno xoog ku jabsaday xafiis ay ku shirayeen Ra’iisal wasaaraha iyo Guddoonka Baarlamaanka

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo