Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»XOG CULUS: Taliye cusub oo loo magacaabayo Hay’adda Nabadsugidda Qaranka (Waa kuma…?!!! akhri adigaa yaabi doonee)

    XOG CULUS: Taliye cusub oo loo magacaabayo Hay’adda Nabadsugidda Qaranka (Waa kuma…?!!! akhri adigaa yaabi doonee)

    April 8, 2015Updated:April 8, 20152 Mins Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar xog hoose ay oo Wadani.com heshay ayaa sheegaya in lagu dhawaaqi doono Taliye cusub oo ay yeelaneyso Hay’ada Nabadsugidda Qaranka iyadoo xilka laga qaadayo taliyaha hadda xilka haya ee C/raxmaan Tuuryare oo muddooyinkan la hadal hayay in xilka laga qaadayo. Waxaa kaloo lagu wadaa in taliyeyaal cusub loo magacaabo Booliska iyo Milateriga oo muddo la sugayay in isbedel lagu sameeyo.

    [row][double_paragraph]Farah-wasir [/double_paragraph][double_paragraph] [ad name=”HTML-3″] [/double_paragraph] [/row]

    Taliyaha cusub ee ciidamada Nabad sugidda Qaranka ayaa la sheegay in loo magacaabayo wasiirkii hore iyo saaxiibka madaxweynaha FAARAX SHEEKH C/QAADIR. Wasiir Faarax wuxuu maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Qaahira ee dalka Masar, waxaana la filayaa inuu dib ugu soo laabto Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la xaqiijiyay inuu miiska u saaran yahay magacaabidda Faarax, balse ay dhibaato ka heysato magacaabidda taliyeyaasha Booliska iyo Milateriga oo beeluhu isku heystaan.

    Akhri warka Wadani.com ka qortay arirntan bartamihii Febraayo.

     XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Faarax Sheekh C/qaadir loo magacaabi doono Taliyaha Nabadsugidda Soomaaliyeed? 

    jen.faarax

    Madaxtooyada ayaa dadaal ugu jirtay bilooyinkii ugu danbeeyay sidii loo magacaabi lahaa Taliyeyaasha ciidamada, iyadoo taliyaha booliska aan weli la buuxin, isla markaana isbedello lagu sameyn lahaa taliyeyaasha kale ee ciidamada aysan weli dhicin, sidii la filayay markii la dhisay xukuumadda cusub ee Cumar C/rashiid.

    Waxaan sugnaa waa in si rasmi ah loogu dhawaaqo magacaabiddan oo noqon doonta tii ugu yaabka badneyd ee uu ku dhaqaaqo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Tallaabadan waxay keeneysaa in labadii saaxiib ee ugu weynaa madaxweynaha midkood lagu meeleeyay hay’adda xilligan ugu awoodda badan ciidamada, halka midka kale loo saadaalinayo in loo dhiibo hogaanka dowlad goboleedka Gobollada Dhexe inkastoo caqabado badan hor yaallaan.

     

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    [ad name=”HTML-4″]

    Faarax Sheekh C/qaadir Taliyaha cusub ee ciidamada Nabadsugidda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha oo wareegto ku magacaabay caasimada Gobolada dhexe & Cadaado oo ku gacan seyrtay
    Next Article Cadaado oo gadoodsan iyo Cabdi Qeybdiid oo ku biiray (Maxaa ka soo bixi doona?)

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    XOG: Saldhigga Dayax-Gacmeedyada Turkiga iyo Dhul Xeebeedka Dowladda Somaliya bixisay

    September 13, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo