Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG CULUS: Yaa Tikitka Turkish Airlines u jaray Ninkii isku qarxiyay diyaaradda Daallo?

    XOG CULUS: Yaa Tikitka Turkish Airlines u jaray Ninkii isku qarxiyay diyaaradda Daallo?

    February 12, 2016Updated:February 12, 20161 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay soo baxayaan faahfaahin ku saabsan ninka la tuhunsan yahay inuu isku qarxiyay diyaaradda Daallo Airlines ee 2-dii bishan shil qarax ah ku qabsaday hawada Muqdisho ayay Wadani.com ogaatay xog cusub oo ku saabsan ninkan lagu magacaabo Cabdullaahi C/salaan Boorle.

    Ninkan ayaa la sheegay inuu qorshuhu ahaa inuu raaco diyaradda Turkish Airlines ee marinkeedu ahaa Muqdisho-Jabuuti, waxaana la yaab leh xogta soo socota ee  u gaarka ah Wadani.com oo sheegeysa in tikidhka uu ninka is qarxiyay diyaaradda ku raacay laga jaray ama laga iibiyay magaalada Luanda ee dalka Angola.

    Arrintan ayaa ka yaabisay saraakiisha baareysa kiiskan iyo madaxda dowladda, waxaana qarxinta diyaaradda Daallo ahayd qorshe cajiib badan oo si aan hore loo arag muddo dheer loo laga soo shaqeynayay, waxaa kaloo la yaab leh in tikidka Cabdullaahi Boore lagu bixiyay lacag caddaan (Kaash), taasoo meeshaka saareysa in raadraac lagu sameeyo cidda tikidhka jartay.

    Kiiskan oo ilaa hadda meelo badan salka la galay ayaa waxaa sii kordhaya silsiladaha iyo dadka tooska ugu lug lahaa iyo kuwa la adeegsaday, waxaana khubarro arrintan ka hadashay ay sheegeen in arrintan u muuqato mid ay ku lug leedahay ISIS, kiiskuna xiriiro min Turkiga ilaa Angola iyo Somalia.

    GOOBJOOGE.COM

    Daallo Airline Daallo Airlines Diyaaradda Daallo Top Turkish Airlines
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDHAGEYSO: Taliyaha Ciidamada oo saraakiisha sare ka dalbaday inay xilalka wareejiyaan
    Next Article Askar ilaalo ka ah Xabsiga Dhexe ee Muqdisho oo loo xiray tuhun Shabaabnimo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo