Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG: Cumar C/rashiid & C/kariin Guuleed oo ku sugan Gaalkacyo & kulan dhex mari doona

    XOG: Cumar C/rashiid & C/kariin Guuleed oo ku sugan Gaalkacyo & kulan dhex mari doona

    July 19, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa ku wada sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo labadaba lagu soo kala dhoweeyay dhinacyada Koonfureed iyo Waqooyi ee magaaladaasi oo ay ka kala taliyaan Galmudug iyo Puntland.

    cumar-ckarin

    Wafdiga C/kariin Guuleed ayaa socdaal dhulka ah ku soo maray ilaa Cadaado, waxaana galabta si diiran oo xamaasad leh loogu soo dhoweeyay Gaalkacyo iyadoo ay ka hortageen dadweyne iyo mas’uuliyiin fara badan.

    Dhinaca kale wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo maalmahan ku sugnaa degaanada Puntland ayaa iska caawa soo gaaray magaalada Gaalkacyo oo si diiran loogu soo dhoweeyay, iyadoo la dejiyay Hotelka Sugulle ee magaaladaasi. wuxuuna kulamo la leeyahay madaxda Gobolka Mudug ee Puntland.

    Wararka laga helayo Gaalkacyo ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid iyo C/kariin Guuleed ay berito kulan ku yeelan doonaan Gaalkacyo kaasoo daba jooga socdaalkii uu Ra’iisal wasaaraha ku tegay Cadaado intii aanu tegin Puntland, waxaana kulankaasi ay labada dhinac uga hadlayaan waanwaan uu Ra’iisal wasaaraha ka dhex waday Galmudug iyo Puntland oo u muuqata inay fashilantay.
     Waxaa hore u jiray qorshe uu waday Cumar C/rashiid oo ahaa in Galmudug ka tanaasusho qodobka sheegaya in xuduudeeda ay tahay Gobolka Nugaal, halka Puntland laga doonayay inay ogolaato maamulka Galmudug lana shaqeyso, taasoo ay ku gacan serytay Puntland, lamana oga tallaabada xigta ee Galmudug iyo dowladda Federaalku qaadi doonaan.
    Wadani.com
    [ad name=”HTML-1″]
    C/kariin Guuleed Cumar C/rashiid Gaalkacyo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxmaan Faroole oo Hargeysa lagu soo dhoweeyay (Ujeedada socdaalkiisa)
    Next Article Guddiyada Doorashooyinka & Xuduudaha oo dhaarintoodii dib u dhac ku yimid

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo