Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG: Cumar C/rashiid oo si qarsoodi ah nin ay ehel yihiin u magacaabay jagadii Wasiiru dowle Burci Max’ed Xamza

    XOG: Cumar C/rashiid oo si qarsoodi ah nin ay ehel yihiin u magacaabay jagadii Wasiiru dowle Burci Max’ed Xamza

    August 19, 2016Updated:August 26, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa si qarsoodi ah u nin ay isku heyb yihiin u magacaabay xilka Wasiiru dowle Bii’ada ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha.

    Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ee Bii’ada ayuu Cumar C/rashiid u magacaabay nin lagu magacaabo Saacid,  iyadoo xilkan uu ka geeriyooday Marxuum Ex. Burci Maxamed Xamza oo ay qeyb ahaan u lahayd Beesha Shanaad.

    Waxaa la yaab lahayd in Ra’iisal wasaaraha aanu rasmi ahaan u shaacin magacaabidda xilkan, balse agu hoos qariyay magacabaidda  Duqii hore ee Muqdisho Xasan Muungaab oo noqday wasiiru dowlaha wasaaradda Cadaaladda.

    Waxaa xilkan cusub laga war helay markii wasiiru dowlaha Cumar C/rashiid magacaabay  iyadoo lala dhaariyay Xasan Muungaab maalintii Khamiistii ee  11-ka August.

    Wasiiru-dowle-bedelay Burci
    Bidix: Wasiiru dowlaha Cusub ee Bii’ada oo lala dhaariyay Xasan Muungaab

    Ma jirin wareegto uu Ra’iisal wasaaraha soo saaray oo lagu magacaabay wasiiru dowlahana cusub, mana jirin ogolaasho uu siiyay Madaxweyne Xasan sida lagu xalaaleeyay magacaabidii Muungaab, laakiin waxay ahayd hoos gelis uu meel marsaday Cumar C/rashiid oo beel dhan xaqeedii dowladnimo lagu dhacay.

    Nin la dhashay Allaha u naxariistee Burci Maxamed Xamza oo jagadan loo bandhigay ayaa ka cudurdaartay, taasoo keentay inuu ka faa’iideyso Ra’iisal wasaaarhaa ku jira xilliga kala guurka.

    Xilka wasiiru dowlayaasha ayaa hore ugu dhisnaa qaabka 4.5, waxayna arrinta uu ku dhaqaaqay Ra’iisal wasaaraha si weyn uga carooday beesha shanaad iyo beesha uu ka soo jeeday Allaha u naxariistee Burci Maxamed Xamza. Wararka qaar ayaa sheegaya in Saacid kasoo jeedo beelaha yaryar ee reer Mudug.

    Xilliyada kala guurka ah ayaa caadiyan la arkaa in madaxda sare ay ku takri falaan awoodda iyadoo dad ay ehel iyo saaxiibo yihiin xilal badan ku taxa si ay uga faa’iideystaan inta la dhisayo dowlada cusub oo waqti dheer qaadata.

    UGAARA Wadani.com 

    Hoos ka akhriso: Sababta Arrimaha Bii’ada looga dhigay Waax gaara oo hoos tagta Ra’iisal Wasaarayaasha?

    http://goobjooge.com/sir-culus-muxuu-raiisal-wasaare-kasta-xafiiskiisa-u-hoos-keenaa-hayadda-biiada-arrimaha-degaanka/

    Wadani.com

    Booskii Burci Maxamed Xamza Top Wasiiru dowlaha Bii'ada XIl boobka Cumar C/rashiid Yaa bedelay Burci
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleNin 25 sano jir ah oo Muqdisho ugu geeriyooday Sharad uu la dhigtay saaxiibadiis
    Next Article Dagaalka Hawada ee Hillary Clinton & Donald oo bilowday [Iidhehyada la iibsaday]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo