Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Xog cusub oo laga helay Ninka Soomaaliga ah ee Weerarka Mindida ku dilay Xildhibaanka Ingiriiska

    Xog cusub oo laga helay Ninka Soomaaliga ah ee Weerarka Mindida ku dilay Xildhibaanka Ingiriiska

    October 16, 2021Updated:October 16, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ahaa ayaa laga helay dilkii shalay ka dhacay magaalada Essex ee Uk, kadib markii nin Soomaali ah uu Tootey ku weeraray xildhibaan ka tirsan dalka Ingiriiska oo lagu magacaabo David Amess, kaaso u dhintay dhaawaca gaaray.

    Saxaafadda Ingiriiska ayaa kasoo xigataty in falkaasi uu ahaa mid argagixiso oo lala xiriirinayo kooxaha Muslimiinta, waxaana socda baaritaanla arrintan oo keenay in Booliska ay baaritaan ka fuliyaan laba Guri oo ku yaalla London oo ninkan uu xiriir la lahaa.

    Baaritaanka ilaa hadda waxaa lagu ogaaday inuu ninkan aan weli magaciisa la shaacin uu ahaa Soomaali, waxayna qoyskiisu tageen Ingiriiska Sagaameeyadii, isagoo ku noolaa xaafadda Sir David ee Southend West.

    Caddaymaha ilaa hadda la helay wax muujiyenee inuu ninkan weerarka kelgisiis qaaday, balse ay dhici karto inuu la hacsanaa ama ku xirnaa Daacish.

    Waxay Boolisku baarayaan Laptop-ka uu lahaa ninkan iyo taleefankiisa, waxayna su’aalo weydiinayaan saaxiibbadiis si loo helo wax xiriir ah inuu la smeeyay kooxaha xagjirnimada.

    Waxaa arrinta baaritanka iska kaashanaya Qeybta Taliska La-dagaalanka Argaggixisada ee iyo saraakiisha Qeybta Hawlgallada Khaaska ah ee Gobolka Bari (ERSOU) iyo Booliska Essex.

    Qaar ka mida dadkii falka joobjooga la ahaa ayaa laga soo xigtay inuu ninka Soomaaliya ee 25 sano jirka ah uu 10 jeer Mindi ku dhuftay xildhibaanka, isagoo ku sugay goob uu dadka soo doorto ku qaabilayey. Dadka qaarkii ayaa sheegay in 17 jeer uu Tooreyda geliyey xildhibaanka.

    Ninkan ayaa la sheegay inuu dhoolacadeeyay intii aanu weerarka bilaabin, markii uu falka geystayna aanu isku dayin inuu baxsado ee uu Booliska goobta ku sugay, mana jirin cid kale oo uu weerar ku qaaday.

    Essex Sir David Ames UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddi cusub (Akhriso Magacyada)
    Next Article Riwaayad Qaraaxo leh oo laga sameeyay Qoorqoor iyo Sheekh Shaakir. ‘Xamar ha isku tegin’

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo