Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Jubaland»XOG CUSUB: Qasaaraha ciidamada Kenya ee weerarkii Ceelcade oo gaaray heer laga naxo (in ka badan 200 askari)

    XOG CUSUB: Qasaaraha ciidamada Kenya ee weerarkii Ceelcade oo gaaray heer laga naxo (in ka badan 200 askari)

    January 21, 20162 Mins Read Jubaland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo saraakiisha dalka Kenya ayaa sheegaya in qasaaraha ciidamada Kenya kasoo gaaray weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen xerada Ceelcade ee Gobolka Gedo uu gaari karo in ka abdan 200 askari, waxaana laga soo xigtay ilo xog ogaal ah in askarta xerada ku jirtay ay gaareysay 250 askari.

    Sida ay qortay jariirada The Star ee dalka Kenya ciidamada xerada ku jiray xiligii weerarku dhacay ayaa noqday wax la dilay, dhaawac iyo kuwo xerada ka firxaday oo duurka galay, waxaana ilaa hadda dowladda Kenya aysan soo bandhigin qasaaraha dhabta ah ee ciidankeeda.

    Waxaa la og yahay  in ilaa 30 askari meydkooda la geeyay Nairobi  tiro kale oo 20 ahna dhaawac iyo iyagoo bedqaba loo duuliyay dalkaasi, waxaa kaloo jira ciidamo ay badbaadiyeen dadka degaanka Ceelcade u dhow oo galay xuduudka Kenya.

    Marka la eego sawirada ay ay Alshabab shaaciyay kadib dagaalkasi, qasaaraha goobta ka dhacay kama yara 100-120 askari oo Kenya laga dilay, waxaa intaas sii raaca in 12 askari oo uu ku jiro taliyihii xerada nolol lagu qabtay oo ay hayaan Alshabab.

    Arrimahan oo dhan marka la isku daro waxaa muuqata in Kenya uu soo gaartay qasaare aad u baaxad weyn oo aan hore loo arkin, dalkaasna gelin doono xaalad siyaasadeed oo adag iyo su’aalo ka yimaada joogitaanka ciidamada Kenya ee Soomaaliya kadib marka baroorta iyo tacsidu timaado, gaar ahaan Kenya oo nidaam dimoqraadi ah ku dhaqanka waxay dalalka Itoobiya iyo Uganda uga duwan tahay inaanay shacabka iyo xisbiyada mucaaradka dalkaasi ka aamusi doonin waxa ka dhacay Soomaaliya.

    Wadani.com

    Alshabab AMISOM CeelCade KDF
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jabuuti oo maanta laga sugayo Magaalada Beledweyne (Akhri Faahfaahinta)
    Next Article Madaxweynaha Jabuuti oo maanta ku sii jeeda Magaalada Beledweyne

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo