Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»XOG CUSUB: Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo ku dhex dhacay xaalad adag oo heysata xukuumadiisa

    XOG CUSUB: Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo ku dhex dhacay xaalad adag oo heysata xukuumadiisa

    February 23, 2015Updated:February 23, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya  Cumar C/rashiid Cali ayaa la sheegay inay soo wajahday xaqiiqada xilka uu ka hayo dowladda kadib markii uu si rasmi howlihiisa ugu soo laabtay 22-ka bishan isagoo ka yimid Dalka Kanada.

    Xogta Wadani.com ka heleyso xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegeys inuu ku soo dhex dhacay xaalad qas ah oo ka taagan xukuumadda iyo wasaaradaha iyadoo aanay jirin qorshe howleed iyo howl si fiican u socota, ayna isku dhex yaacsan yihiin wasaaradaha dowladda iyo hay’adaha kala duwan ee hogaanka dalka.

    cumar-cali

    [ad name=”HTML-2″]

    Arrimaha ugu xasaasisan ee Ra’iisal wasaaraha ka hor yimid waxaa ka mida:

    1. Wasiiro is barbar yaacaya oo aan lahayn shaqo u kala soocan.

    2. Xafiisyo shaqooyin aanay iyagu lahayn

    3. Iyo nidaan xiriiriya hay’adaha iyo wasaaradaha dowladda oo aan jirin

    Waxaa dhacay in isla markii la ansixiyay golaha wasiirada ay dalka ka dhoofeen ilaa 4 wasiir oo shirar dibadda ah u baxay, iyadoo mid waliba safar u diyaarsanaa iska aaday, waxaana ku xigtay in ra’iisal wasaaruhu xaalad degdeg ah soo wajahday oo isna dalka ka tegay.

    Dhibaatada ugu weyn ee CC heysata ayaa hadda lagu tilmaamay inay tahay Xafiiska madaxtooyada oo inta badan gacanta ku haya howlaha laga rabay inay qabato xukuumadda, iyadoo wasiiraduna ay narka hore warbixinta la wadagaan madaxweynaha.

    Agaasimaha Madaxtooyada Cali Cumar (Cali Balcad)  oo loo arko ra’iisal wasaaraha yar ee madaxtooyada ayaa gacanta ku haya qeybaha ugu muhiimsan shaqadii ra’iisal wasaaraha iyo xukuumadda iyadoo uu la ogyahay madaxweynaha, wuxuuna qabtaa howlaha dhammaan xiriirka dibadda iyo dowladda iyo dhaqdhaqaaqa gudaha, waxayna madaxtooyadu gacanta kula jiraa howl kasta oo ka socota Muqdisho. Arrintan oo horeba u soo taagneyd ayna u taag waayeen ra’iisal wasaarayaashii hore ayuu ku soo dhex dhacay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid maalmihii ugu danbeeyayna wuxuu arkay tallaabooyin ka careysiiyay oo ku saabsan arrinta qaraxyadii ka dhacay hotel Central. Cumar C/rashiid ayaa looga fadhiyaa inuu iska aqbali doono xaaladda adag ee uu ku jiro iyo inuu tallaabo qaadi doono sidii u soo ceshan lahaa awoodihiisa sharciga ah.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    Cali Balcad Cumar C/rashiid Madaxtooyada Ra'iisal wasaaraha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG CUSUB: Faahfaahin ku saabsan haweeney fulisay qarixii Central Hotel & Wasiirka Amniga oo ka hadlay
    Next Article Madaxweyne Xasan Sheekh: Khaatumo miyuu aqoonsaday mise maamul Goboleed cusub?

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Taliyeyaashii Dhulka iyo Ciidamada Gaarka ah oo Xilalkii laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

    November 3, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    Madaxda Dalalka Somaliya, Masar iyo Eritrea oo ku shirsan Asmara iyo Isbaheysi cusub..

    October 10, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo