Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG CUSUB: Yaa qaatay Lacagtii xildhibaanadii hore ee Baarlamaankii KMG? (Dokument sir ah)

    XOG CUSUB: Yaa qaatay Lacagtii xildhibaanadii hore ee Baarlamaankii KMG? (Dokument sir ah)

    July 3, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa dhowaan Baarlamaanka Soomaaliya uu su’aalo badan weydiiyay Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, iyadoo su’aalihii ugu adkaa ay ka mid ahaayeen qodob ku saabsan lacag loo qoondeeyay xildhibaanadii dowladii KMG ahaa oo ahayd mushaaro ka maqnaa muddo saddex bilood ah, mudo dheerna soo jiitamay, lacagtaas oo dhan 1,476,900 waxaa bankiga dhexe laga saaray isla markii lagu soo shubay si loo siiyo xildhibaanadii oo aad ugu dhibaateysay magaalada Muqdisho.

    Cumar-fargeeti

    Wasiirka ayaa la weydiiyay cidda bixisay amarka ah in lacagtaas aan la siin xildhibaandii loo qoondeeyay ee siyaabo kale loo isticmaalo, wuxuuna ku gaabsaday in mas’uuyiin sare ay bixiyeen. Arrintan oo buuq badan ka dhashay ayay Guddiga maaliyadda Baarlamaanka sheegeen inuu amarkeeda lagaa Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid.

    Akhri: Fadeexad lacageed oo ku soo baxday Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid (Guddiga Baarlamanka)

    Haddaba Wadani.com oo baaritaan ku heysay arrintan ayaa idin soo gudbineysa saddex qoraal dokument oo caddeynaya sida lacagtaas looga soo celiyay xisaabtii xildhibaanadii hore looga furay oo lagu waday inay qaataan, balse dib loo celiyay si loogu adeegsado arrimo kale  oo dadka qaarkii ay sheegeen inay ka mid ahaayeen olole lagu galay shirkii Gobolada Dhexe ee xiligaasi ka socday Dhuusamareeb iyo safarro.

    Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid iyo Wasiirkiisa Maaliyadda Maxamed Aden Ibraahim (Fargeeti) ayaa bixiyay amarkan sida ka muuqata qoraalada hoose ee u gaarka ah Wadani.com, waxaana tani caddeyn u tahay sida loogu tunto miisaaniyadda dalka u degsan oo madaxda sare u isticmaalaan hantida Qaranka.

    HOOS KA DAAWO QORAALADA

    Qoraalka 1-aad waxaa qoray agaasimaha guud ee wasaaradda Maaliyadda oo soo xiganaya amar ay siiyeen Ra’iisal wasaaraha iyo Wasiirka Maaliyadda

    Agaasimaha G.W.Maaliyadda

    Qoraalka 2-aad waxaa qoray Xisaabiyaha Guud oo u diray Bankiga dhexe si aan lacagtaasi loo bixin oo dib loogu celiyo

    Xisaabiyaha-Guud ee dowladda

    Qoraalka 3-aad waa kii ka soo baxay Bankiga oo uu dib ugu soo celiyay lacagta si madaxda sare ay gacanteeda ugu dhacdo.

    Bankiga Dhexe

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    Cumar C/rashiid Fadeexo lacageed Lacagtii xildhibaandii hore Wasiir Fargeti
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQaxootigii ugu badnaa oo Boosaaso kasoo degay (DAAWO SAWIRO)
    Next Article AMISOM will not vacate grounds recovered from Al Shabaab, vows AU Special Representative

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo