Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Deni oo kashifay wixii dhex maray Madaxweyne Farmaajo wahadalladii Dhuusamareeb

    Deni oo kashifay wixii dhex maray Madaxweyne Farmaajo wahadalladii Dhuusamareeb

    July 27, 2020Updated:July 27, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa kashifay wixii dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo intii ay socdeen wadahadalladii Magaalada Dhuusamareeb.

    Deni ayaa sheegay inuu laba jeer kulan gaara la yeeshay Farmaajo, laba jeer oo kalena ay la kulmeen isaga iyo Axmed Madoobe, ayna jireen shirar kale oo guud, wuxuuna caddeeyay in kulamadii gaarka ahaa ee uu la yeeshay Farmaajo uu kala hadlay arrinta doorashada.

    Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay inuu Farmaajo aamisanaa doorasho Qof iyo Cod ah inay dalka ka dhacdo, taasoo aan waqti lahayn, sidaasina lagu taageero, arrintaan oo muddo dheer qaadatay doodeeda, markii danbe ay u muuqatay inuu Madaxweyne Farmaajo ku qancay inaysan suuragal ahayn Doorasho Qof iyo Cod ah, iyadoo la isla qaatayi n guddi loo saaro.

    Siciid C/llaahi Deni ayaa sheegay inay isaga iyo Axmed Madoobe ay laba jeer Farmaajo kulmeen, ayna ka wadahadleen khilaafka u dhaxeeyay Jubbaland iyo dowladda Federaalka, laguna heshiiyey in arrintaasi lasoo afjaro oo xal laga gaaro.

    Madaxweyne Deni ayaa khudbad uu jeediyey ka sheegay in kulamad dhex maray Madaxweyne Farmaajo ay ahaayeen kuwo gaara oo aan cid kale loo ogolaan, laakiin ay hadda tahay in dadka uu la wadaago si xaqiiqada loo ogaado, wuxuuna ku eedeeyay Farmaajo inuu burburinayo heshiiskii lagu gaaray Dhuusamareeb, kana danbeeyay sidii sharci darrada ahayd ee xilka looga qaaday Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

    Madaxweynaha Puntland ayaa ugu baaqay beesha Caalamka inaysan gacmaha ka laaban waxa ka socda Soomaaliya, iyo sharcidaradda uu ku socdo  Madaxweyne Farmaajo, isagoo ka digay inuu dalku ku wado xaalad halis ah.

    Deni Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMareykan oo War Culus kasoo saaray xil ka qaadista Kheyre (Digniin loo diray Qas-wadeyaasha..)
    Next Article INQILAABKII AAMUSNAA: Maxaa dhacay habeenkii is-casilaadda Ra’iisal wasaare Kheyre?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo