Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»XOG: Fahad Yaasiin oo laga aqbalay Codsi uu u diray Madasha Xisbiyada [Maxaa looga hadlay kulankii Sh. Shariif & Fahad..?]

    XOG: Fahad Yaasiin oo laga aqbalay Codsi uu u diray Madasha Xisbiyada [Maxaa looga hadlay kulankii Sh. Shariif & Fahad..?]

    November 15, 2019Updated:November 16, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa xalay kulan la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiyada Mucaaradka ah ee Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed.

    Kulankan ayaa yimid markii Agaasimah NISA xiriiro toos ah la sameeyay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif ayaa lagu xiray inuusan noqon shaqsi ee loo wadahadlo Madasha Xisbiyada & Taliyaha NISA, isla markaana ka dalbaday inuu la kulmo, waxaana laga aqbalay kadib markii ay madasha Xisbiyada ka fariisteen arrintan oo lagu go’aamiyey inuu kulanka ka dhaco xarunta Sheekh Shariif

    Sheekh Shariif ayaa hore u diiday wadahadal dhex mara Madaweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, kadib markii uu telefoon kula hadlay dhowaan, waxaana kulanka xalay oo socday in ka badan saacad ay sheegeen goobjoogayaal in looga hadlay xaaladda siyaasadda ee cakiran, xiriirka dowladda Federaalka iyo madaxda Xisbiyada iyo tacadiyo lagula kacay qaarkood oo ay si weyn ugu eedeeyeen madaxda Dowladda.

    Fahad Yaasiin oo hadda haya xilka ugu sareeya sirdoonka Soomaaliya ayaa la aamisan yahay inuu yahay ninka ugu awoodda badan dowladda Farmaajo isla markaana isaga uu bixiyo amarrada ka dhanka ah mucaaradka ka horjeeda dowladda, laakiin muddooyinkii danbe ayuu waday qorshe uu isugu muujinayo mas’uul dhexdhexaad ah oo dhageysanaya qeybaha bulshada iyo aragtida ay ka qabaan dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo.

    Arrimaha ugu adag ee kulankii xalay looga hadlay ayaa waxaa ka mida:

    1- Hab-dhaqanka dowladda Federaalka ee siyaasiyinta ka aragtida duwan iyo maamul goboleedyada

    2- Falal ay dowladda kula kacay madaxda xisbiyad qaarkood

    3- Ka hortagga xiisad ka dhalata magaalada Muqdisho oo la dareemay abaabul bannaanbaxyo

    4- Arrimaha Doorashada iyo mugdiga ku jira.

    Ma jirin wax go’aan ah oo kulanka lagu gaaray, wuxuuna ahaa kii ugu horeeyay oo labada dhinac yeeshaan iyadoo Agaasimaha NISA uu dib ula noqday qodobo ay dalbadeen Madasha Xisbiyada Qaran ee Sheekh Shariif hoggaamiyo si dhabaha loogu xaaro wadahadal kale.

    Farmaajo Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxtooyada Kenya oo baahisay Balanqaad ku saabsan Kiiska Badda oo Madaxweyne Farmaajo siiyey [Akhriso]
    Next Article Xukuumadda Somalia oo Xeer kasoo saartay Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo