Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Farmaajo oo laba Qodob laga fujin waayay iyo Rooble oo lagu cadaadinayo inuu laba jago qaato

    XOG: Farmaajo oo laba Qodob laga fujin waayay iyo Rooble oo lagu cadaadinayo inuu laba jago qaato

    September 21, 2021Updated:October 2, 20212 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu weli socdo dadaal lagu doonayo in xal loogu helo khilaafka adag ee u dhaxeeya madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.

    Dadaalka waanwaanta oo ay soo bilaabeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa la sheegay in maanta horumar laga gaaray markii cadaadis la saaray Rooble.

    Farmaajo ayaa ku dhegan laba qodob oo kala ah:

    1- Inaysan gacantiisa ka bixin Hay’adda NISA, uu u magacaabo qof uu isagu wato. Taas bedelkeed wuxuu diyaar u yahay in xil sare loo magacaabo Jen. Bashiir Goobe oo Ra’iisal wasaaraha hore ugu magacaabay Agaasimaha NISA.

    2- Inuusan xilka Wasiirka Amniga qaban xildhibaan Maxamed Nuur. (Wuxuu Farmaajo diyaar u yahay in xil kale loogu bedelo oo la geeyo Wsaaradda Arrimaha gudaha, arrintan oo ay wadaan kooxha dhexdhexaadinta wada).

    Sabab Farmaajo u doonayo inaysan gacantiisa ka bixin Hay’adda NISA ayaa ah inay heyso xogta ugu badan ee maamulkiisa ku eedeysan yahay, isla markaana halis ku tahay mustaqbalkiisa haddii cid kale maamusho.

    Ra’iisal wasaare Rooble ayaa isagu ku dhegan in cadaalad loo helo Ikraan Tahliil, balse wuxuu kasoo debcay mowqifkiisii hore ee mas’uuliyiinta uu magacaabay, waxaana gorgortanka hadda socda uu yahay in Farmaajo loo dhaafo NISA, iyadoo Roooble lagu cadaadinayo inuu qaato laba xil oo sare oo la siiyo Jen. bashiir Goobbe iyo Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur.

    Dad badan ayaa ka cabsi qaba in NISA oo ay maamulayaan Farmaajo iyo Fahad aysan suuragal ahayn in cadaalad loo helo Kiiska Tahliil Faarax.

    Waanwaanta socoday muddo 48 saacadood ah ayaa waxaa ku biiray xubno wasiiro ah oo ka socda dhinaca Rooble iyo la-taliyeyaal ka socda dhinaca Farmaajo, waxaana dadaalkii ugu danbeeyay loogu jiraa in mar kale la isu keeno Farmaajo iyo Rooble.

    Fahad Yaasiin Farmaajo Kiiska Ikraan Tahliil NISA Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSaraakiil Boolis ah oo lagu dilay Muqdisho iyo Alshabaab oo shaacisay magacyadooda
    Next Article Toos u Daawo: Kulanka Golaha Guud ee Q/Midoobay, New York (Khudbadaha Madaxda Caalamka)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo