Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Go’aankii Midowga Musharixiinta oo Halis soo wajahday iyo laba Musharax oo laga shakiyay

    XOG: Go’aankii Midowga Musharixiinta oo Halis soo wajahday iyo laba Musharax oo laga shakiyay

    December 14, 2021Updated:December 14, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dib u dhac siyaasadeed iyo xaalad cusub ayaa soo wajahay go’aankii Midowga Musharixiinta ee hakinta Doorashada Golaha shacabka markii ay laba dhinac oo hore u taageresanaa ka hor yimaadeen, lana dardar geliyay doorashadii.

    Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa ka noqday dalabkii uu dalbaday in la joojiyo Doorashada xildhibaannada kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland, markii heshiis laga gaaray arrimihii la isku hayey, iyadoo dib loo bilaabanayo doorashada xildhibaannaada Somaliland.

    Dhinaca kale Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo isbaheysi siyaasadeed la ahaa Musharixiinta ayaa go’aansaday inuu bilaabo Doorashada Golaha Shacabka, waxaana xalay Guddiga Doorashada Jubbaland uu ku dhawaaqay qabashada 14 kursi oo ka mida kuraasta taalla Jubbaland.

    Labadan tallaabo ee loo qaaday socodsiinta Doorashada waxay jug weyn ku tahay Midowga Mushriixinta oo dadaal ugu jiray joojinta Doorashada inta shirweyne la isugu imaanayo; waxayna hadda u muuqdaan inay meel cidlo ah ku soo dhaceen oo aysan jirin cid ay taageero ka heystaan oo saameyn ku leh doorashada.

    Waxay inta Mushrixiinta ololaha ugu jiray hakinta doorashada ay hore shaki uga qabeen labada musharax ee ka mida Golaha oo ka ah madaxweynihii hore Shariif Sheeklh Axmed iyo Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo taageersan in doorashada Golaha shacabka lasii wado, wixii la sixi karana la saxo intii la hakin lahaa ma ala joojin lahaa, iyagoo ku doodaya inuusan jirin xal aan doorasho ahayn.

    Kulanka Hogaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran la yeeshay Ra’iisal wasaare Rooble iyo kulan kale oo Khadka Internet-ka ku dhex maray Sheekh Shariif, Xasan Kheyre iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa xaaladda uga sii daray, taasoo caddeyn u ah in Midowga Musharixiinta ay ku kala qeybsan yihiin Doorashada Golaha Shacabka ee socota.

    Doorashada Midowga Mushirixiinta Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShanta Kursi ee Banaadiriga oo la shaaciyey in lagu dooranayo Muqdisho
    Next Article Dowladda Masar oo Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo