Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Gooni isu-taag noocee ah ayey Puntland qorsheyneysaa inay ku dhawaaqdo..?

    XOG: Gooni isu-taag noocee ah ayey Puntland qorsheyneysaa inay ku dhawaaqdo..?

    February 7, 2020Updated:February 8, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa soo baxaya qorsha uu wado maamulka Puntland oo ku saabsan inay ku dhawaaqo ‘GOONI-ISU-TAAG’ nooc cusub ah oo ay xiriirka ugu jareyso dowladda Federaalka Soomaaliya ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho.

    Sida laga soo xigtay siyaasiyiin iyo ilo ku dhow Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni qorshahan ayaa in muddo laga shaqeynayey, kadib markii lagu guuldarreystay wadahadallo hoose oo u socday Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Puntland, iyadoo ay muuqato inay Puntland kasoo hartay maamul Goboleed ka baxsan saameynta dowladda Soomaaliya.

    Puntland oo sheegata inay tahay DOWLAD waxay qorsheyneysaa inay ku dhawaaqdo ‘Gooni isu-taag’ ay arrimaheeda si gaara u maamulaneyso, iyadoo joojineysa dhammaan xiriiradii iyo wada-shaqeyntii ay la lahayd dowladda Federaalka ee hadda jirta, inta ay ka fulineyso heshiisyo ay wada-galeen Puntland iyo dowladda Federaalka, wuxuuna Puntland go’aankani ka dhigayaa sida Somaliland oo kale, balse ogol midnimada dalka.

    Madaxweyne Deni ayaa ku baaqay shir guud oo Puntland go’aan uga gaarto arrimaha dowladda federaalka, waxaana shirkaasi loogu baaqay inay kasoo qeyb galaan xildhibaannada labada Gole ee kasoo jeeda Puntland, shirka oo Garowe ka dhici doona bartamaha bisha soo socota ee Maarso ayaa la filayaa in lagu shaaciyo go’aankan.

    Dowladda federaalka ayaa la wareegtay maamul Goboleedyada dalka, waxaana ugu danbeeyay Galmudug oo uu ku soo baxay musharixii ay wadatay dowladda, iyadoo qorshihii ugu danbeeyay ee Jubbaland uu ka bilaabanayo Gobolka Gedo, taasoo Puntland ka dhigeysa maamul Goboleedka kaliya ee ka badbaaday saameynta dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo.

    Ma cadda in go’aankan ay isku raaci doonaan siyaasiyiinta Puntland iyo sharci ahaan halka uu salka ku hayo. laakiin waxaa la wada ogyahay in Puntland ay dhammaan dowladihii dalka soo maray mid waliba dhowr jeer xiriirka u jartay, arrintuna ay kasii darto marka ay doorashada Federaalka soo dhowaato.

    Farmaajo Garowe Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Deni Baaq kulul u diray Madaxweynaha & Ra’iisal wasaraha Somalia (Akhriso Qorsha Cusub ee Puntland)
    Next Article C/rashiid Janan oo ka hadlay sidii loo xiray & Qaabkii uu ku baxsaday. “Howl aan isku xiray ayaan ku soo baxsaday”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo