Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Halis Farmaajo kasoo wajahday Xildhibaannada Laba Beel oo Codadkooda uu ku tashanayey

    XOG: Halis Farmaajo kasoo wajahday Xildhibaannada Laba Beel oo Codadkooda uu ku tashanayey

    May 12, 2022Updated:May 13, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Musharax Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo mar kale u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2022 ayaa xaalad cusub kasoo wajahday xildhibaannada laba beelood oo uu codkooda ku tashanayey.

    Kulan uu dhowaan Farmaajo la yeeshay xildhibaannada labada aqal ee Beesha Dir ayuu walaac ka muujiyey taageerada uu ka sugayey, kadib abaal uu sheegay inuu u galay, wuxuuna ka dalbaday inay codkooda siiyaan oo u hiiliyaan.

    Xogta aanu helnay ayaa sheegeysa in Musharax Maxamed C/llaahi oo ololihiisa Musharaxnimo si weyn ugu tiirsanaa codadka xildhibaannada Beelaha Dir iyo Digil iyo Mirifle, balse ay xaalad culus kasoo wajahday markii laga war helay in xildhibaanno badan oo beelahan ka trisan ay aadeen musharixiin kale.

    Doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka oo uu ku fashilmay musharixii ay wateen Farmaajo iyo C/casiis Lafta-gareen ayaa digniin hordhac ah u noqotay kooxda ololaha Doorashada Farmaajo, waxaana shakiga ugu weyn saaran yahay xildhibaannada Beesha Dir.

    Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Guuleed oo mar ahaa saaxiibka ugu dhow Farmaajo ayaa saameyntiisa xildhibaanada labada Aqal ee Dirta waqooyi ay ka yaraatay kala bar, waxayna qeyb ka mida taageero buuxda u muujiyeen musharaxa kale ee Xasan Cali Kheyre.

    Qeyb ka mida Xildhibaannada Digil iyo Mirifle ayaa sidoo kale gacantiisa ka baxday madaxweynaha K/Glabeed, waxayna hadda si xor ah ugu kala qeybsameen taageerada Musharixiinta kala duwan, taasoo hoos u dhigtay codadkii badnaa ee Farmaajo ku tashanayey.

    Xildhibaannada Beesha Shanaad waxay arrintooda wiiqantay markii Fahad Yaasiin laga hor istaagay kursigii xildhibaannimo, waxaana hadda soo baxday inay xildhibaannada Beeshan ui kala qeysameen musharixiin uu Farmaajo ka mid yahay.

    Codadkii kooxda Farmaajo ku tashaneysay inuu wareegga koowaad heli karo 100 ilaa 120 cod ayaa hadda ka hoos maray 100, sida ay sheegeyso saadaashii ugu danbeysay, iyadoo 48-saac ee soo socota uu dhici doono ololaha ugu weyn ee xilka Madaxweynaha.

    Doorashada Farmaajo Lafta-gareen Mahdi Guuleed Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQalbi-Dhagax oo ku biiray Ololaha Doorashada Madaxweynaha Somaliya, lana kulmay Rooble
    Next Article Laba ka mida Musharixiinta Beesha H/Gidir ee Xilka Madaxweynaha isbaheysi sameystay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo