Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Hirshabeelle oo hakisay Doorashada 11 Kursi iyo Cabsi Amni oo ka taagan Beledweyne

    XOG: Hirshabeelle oo hakisay Doorashada 11 Kursi iyo Cabsi Amni oo ka taagan Beledweyne

    March 7, 2022Updated:March 8, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xaalad ka dhex taagan Musharixiinta Hubeysan ee Magaalada Beledweyne iyo Madaxda Maamulka Hirshabeelle

    Maamulka Hirshabelle ayaa hakiyey doorashada 11 kursi ka dhici lahayd magaalada Beledweyne, iyadoo aan waqti kale loo qaban, kadib qoraal xalay kasoo baxat Guddiga maamulka Doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle (SEIT).

    Kuraasta ku harsan magaalada Beledweyne ee 11-ka kursi ahaa ayaa ka mida kuwa ugu culus ee ay leeyihiin Beelaha Xawaadle iyo Gaaljecel, waxaana Gguddiga Doorashada Hirshabelele uu ogeysiiyay dhammaan daneeyaasha Doorashada in dib u dhac uu ku yimid jadwalkii soo gudbinta guddigu Xulista ergada ee guddigu shaaciyay taariikhda markii ahayd 02/03/2022 sababo Farsamo Awgeed.

    Kulan dhowaan dhex maray madaxda Hishabeelle iyo ku dhowaad 60 musharax oo u taagan 11ka kursi ayaa looga hadlay xaaladda Doorashada, Amniga iyo sida looga wadashaqeyn karo in Doorashadu ku dhacdo, laakiin qodobka ugu weyn ayaa ahaa arrinta Amniga.

    Musharixiinta qaarkood ayaa si weyn u hubeysan oo leh maleeshiyo iyo gaadiidka dagaalka, waxayna ciidamadaasi kusugan yihiin xarunta maamulka iyo agagaarkeeda. Madaxda Hirshabelle ayaa dalbatay in ciidamada badan iyo hubka musharixiinta ka saaraan xarunta maamulka, qodobkaasi oo la fulin waayey.

    Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Musharixiinta ay shaki weyn ka qabaan in madaxda Hirshabeelle ay faragelin ku sameeyeen doorashada oo kuraasta u xiraan xubno gaara, iyagoo ka cabanaya lacago xad dhaaf ah oo Guddiga Doorashada Hirshabeelle ka qaado Musharixiinta.

    Cabsida Amniga iyo musharixiinta Hubeysan ee magaalada Beledweyne ayaa sbabay in dib loo dhigo Doorashada kuraastii harsaneyd ee magaalada Beledweyne, iyadoo weli aanay jirin kalsooni lagu qaban karo Doorashada.

    BELEDWEYNE Doorashada Hirshabeelle Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQaali Cali Shire oo kusoo baxday Kursi si adag loogu tartamay iyo Ubax Tahliil oo Kursigii laga qaaday
    Next Article C/raxman Ibbi oo Khiyaamo iyo Dhabar-jebin ku eedeeyay Farmaajo (Saaxiibo la khaarijiyay)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo