Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG: Itoobiya oo caqabad cusub hordhigtay shirkii maamul u sameynta Gobolada Dhexe ee ka furmi lahaa Cadaado

    XOG: Itoobiya oo caqabad cusub hordhigtay shirkii maamul u sameynta Gobolada Dhexe ee ka furmi lahaa Cadaado

    April 6, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada Itoobiya ee ka mida ciidamada AMISOM ee ka howgala Goboladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa mugdi geliyay in shirka maamul u sameynta gobolada dhexe in lagu qabto degmada Cadaado oo ahayd meesha ay dowladda federaalka dadaalka ugu jirtay muddooyinkii ugu danbeeyay.

    Saraakiisha ciidamada Itoobiya  ayaa gaarsiiyay madaxda dowladda Federaalka in shir lagu qabto degmada Cadaado  aanay suuragal ahayn xilligan dhinaca ammaanka darteed, waxayna warbixintooda ku caddeeyeen in muddo saddex bilood ah ay u baahan yihiin si ammaanka Cadaado loo sugo loona hubiyo inay tegi karaan madaxda dowladda Federaalka, iyagoo ka digay in wixii waqti ka horeeya xilligaasi aanay mas’uul ka noqon Karin amaanka degmada Cadaado.

    Adado

    [ad name=”HTML-2″]

    Arrintan ayaa caqabad hor leh ku noqoneysa rabitaankii madaxweyne Xasan Sheekh oo ahaa in Cadaado laga furo shirka maamul u sameynta goboladda dhexe isla markaana inta aysan bishan April dhamaan la doorto hogaankii maamulka kumeelgaarka ah ee Goboladda Dhexe.

    Dhowaan waxay Itoobiya  ku guuleysatay inay dib u celiso ciidamo Jabuutiyaan ah oo qorshahoodu ahaa inay tagaan Cadaado, kadib markii ay adeegsatay kooxda Ahlu Sunna oo Matabaan ku sugan, kuwaas oo muddo laba maalmood ah hor fadhiyay ciidamada Jabuutiyaanka una diiday inay ka gudbaan halkaasi.

    Itoobiya oo lug weyn ku leh arrimaha Soomaaliya waxay inta badan faragelin weyn ku heysaa arrimaha Soomaaliya, iyadoo sidoo kale galaangal weyn ku leh maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubba. Lamana oga sida dowlada Federaalka arrintan ka yeeli doonto.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    [ad name=”HTML-4″]

    Cadaado Gobolada Dhexe Itoobiya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGaraad Cali Axmed: “Axmed Madoobe waxba gacanta uguma jiraan, Addis ayaa nagala maamulayaa.., Jen. Gabre ayaa howsha wata”
    Next Article G/Dhexe Cukaash oo dembi lagu waayay..!!…. Miyaa la is weydiiyay sababtii uu ku xirnaa ku dhowaad 6 bilood…?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo