Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»XOG: Itoobiya oo si rasmi ah ugu biirtay Heshiiska DP World kula wareegtay Dekadda Berbera [Akhriso Heshiis cusub]

    XOG: Itoobiya oo si rasmi ah ugu biirtay Heshiiska DP World kula wareegtay Dekadda Berbera [Akhriso Heshiis cusub]

    March 1, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah uga mid noqotay heshiis shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka kula wareegtay maamulka dekadda Berbera ee maamulka la baxay Somaliland.

    Heshiis maanta ka dhacay dalka Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah looga dhawaaqay goor dhoweyd in Itoobiya ay saami dhan 19% ku leedahay Dekadda Berbera, halka Shirkadda DP World ay sideedii hore u heysan doonto 51%, laakiin Somaliland ay ku soo hartay saami dhan 30%.

    Heshiiska waxaa dhinaca Somaliland u saxiixay Sacad Cali Shire oo ah wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, dhinaca Itoobiya waxaa u saxiixay Wasiirka Gaadiidka Itoobiya Axmed Shadi. Dhinaca kaleĀ  waxaa Shirkadda DP World ay shaacisay in ku biirista ay Itoobiya ku biirtay heshiiskan uu wax weyn ku kordhin doono horumarinta dekadda Berbera iyo jid dheer oo isku xira Itoobiya iyo Berbera.

    Mas’uuliyiinta saddexda Geesood ee heshiiskan dhex maray ayaa bogaadiyey qorshaha ay ku shirkoobeen, waxaana Wasiirka Itoobiya uu sheegay in muddo sanad ka badan oo wadahada ay socdeen ugu danbeyn ay Itoobiya ku biiray mashruuca dekadda Berbera.

    Hore ayay Somaliland u shaacisay in Itoobiya ay qeyb ka tahay heshiiska DP World ee dekadda Berbera, iyadoo xilligaas aanay sharci ahayn ama qarsoodi loo sheegay, balse maanta uu dhacay saxiixaasi.

    Saxiixa heshiiskan oo kulmiyey dowladaha Itoobiya iyo Imaaraadka ayaa ka dhacaya dalka Imaaraadka iyadoo uu ku sugan yahay Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

     

    Dekadda Berbera DP World Eithopia Top UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDonald Trump oo si been abuur ah loogu magacaabay Abaalmarinta nabadda ee Nobel-ka & Dacwad lagu soo oogay
    Next Article Qaraxyo waaweyn oo laga maqlay magaalada Muqdisho & Hoobiyeyaal ku dhacday dhowr xaafado ka tirsan…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo