Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Xog iyo Xoog Wada Socda (Weriye Macalimuu oo talo siiyay Hay’adaha Amaanka)

    Xog iyo Xoog Wada Socda (Weriye Macalimuu oo talo siiyay Hay’adaha Amaanka)

    November 4, 20153 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Somalia’s forgotten institutions (By Mohamed Moalimuu)
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Casrigan aynu maanta joogno dowladaha waaweyn si ay u ilaaliyaan danahooda isagana ilaaliyaan cadowgooda waxa ay lacago aad u fara badan oo la mid ah ama ku dhaw tan ay ciidamada ku bixiyaan ku qarash gareeyeen halitaanka xogta gaar ahaan meelaha qatartu kaga iman karto.Moalimuu

    Xarun istiraatiijiyad iyo Cilmi baaris oo ku taal dalka Mareykanka ayaa mar ay ka hadleysay ahmiyadda mukhaabaraadka iyo xogta waxa ay ku micneysay in ay tahay hub muhiim ah oo la adeegsado kaa oo qeyb weyn ka qaata in aad gaarto guul kama danbeysa ah meel xogtaa la’aanteed ay hubinta ahaan laheyd in uu kaa soo wajahi lahaa Jab iyo halaag.

    Iskaba daa xogta colaadda hadii shirkad ganacsi ay ka macluulaamd badan tahay shirkad kale oo tartan kula jirta waxaa loo badinayaa in ay kaga guuleysaneyso tartanka suuqa,

    Xog kaliya waxba ma tareyso hadii aanu jirin xoog u diyaar ah inuu la tacaalo xogta la helay.

    Dhinacyada hadda ku dagaalamaya Soomaaliya marka aad u kuurgasho waxaa kuu soo baxaya in Shabaabku ay leeyihiin xog iyo xoog wada socda marka la barbardhigo ciidanka qalabka sida ee dalka. Dad badan ayaa laga yaabaa in ay ii caroodaan oo ay yiraahdaan wariyuhu Shabaab miyuu teegeersan yahay laakiin waxa aan ku siinayaa tusaale yar raalli ahow .
    Labo maalin ka hor ciidamo si qaas ah u tababaran (Commandos) ayaa lagu weeray waddo ku taalla inta u dhaxeysa Wallaweyn iyo Afgooye ,xog laga helay kadib dhabbaha ayaa loo galay askar baa ku dhimatay afar gaari ciidan oo ay wateenna waxaa la tagay Alshabaab .Waxaan aaminsahay xogta ay heleen Alshabaab waxba uma tareen hadii aaney heysan xoog wax fuliya u diyaar aheyn.

    Dowladda Soomaaliya tirada ciidankeeda iyo qalabkeeda,caawinaadda meleteri,dhaqaale iyo mid sirta ee ay ka heysato dowladaha saaxiibada la ah marar badan ayay ku labalaamaan tan Shabaabka oo maaha wax la is barbardhigo karo hadana weli ciidamada dowladda isuma raacsana Xog iyo Xoog wada socda aniga arigtideyda.
    Waxaa mararka qaar dhacda in laamaha amnigu ay xog helaan hadana la waayo farsamadii iyo xooggii lagula tacaali lahaa amaba in xooggii uu dhooban yahay oo aan xog wanaagsan laheyn .Mar baa waxaan maqlay digniin la leeyahay labi gaari oo isqarxin ah ayaa magaalada soo gashay ,maxaa loo baafin maa lala tacaalo.
    Dadka arimaha meleteriga yaqaanna waxa ay ku adkeysanayaan in inta la helayo Xog iyo Xoog wada socda ay adkaan doonto in amni la isku halleyn karo laga helo Soomaaliya.

    W/Q: Maxamed Ibraahim Macalimuu

    Weriye Macalimuu
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGabar Somali-Kenyan 14 sano jir ah oo la la’ yahay
    Next Article Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir oo taliye u magacaabay xarunta Gobolka Banaadir

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo