Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG: Khilaaf ka dhex taagan Ra’iisal Wasaaraha iyo Wasiirka Dhaliyarrada (Maxay isku hayaan?)

    XOG: Khilaaf ka dhex taagan Ra’iisal Wasaaraha iyo Wasiirka Dhaliyarrada (Maxay isku hayaan?)

    March 1, 2021Updated:March 1, 20212 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Khilaaf culus ayaa soo kala dhex galay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble iyo Wasiirka Dhalinyarrada iyo Isboortiga Xamza Siciid Xamza.

    Khilaafkan ayaa salka ku haya xil ka qaadis uu wasiir Xamza ku sameeyay agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarrada iyo Isboortiga ninka lagu magacaabo Isaaq Xaashi Jimcaale, waxaana dhacday in qoraal sharci darro looga dhigayo xil ka qaadistaasi uu soo saaray Wasiiru dowlaha wasaaraddaasi Maxamed Xaaji Ibraahim, markii uu sidaasi ku amray RW Rooble.

    Rooble ayaa la sheegay inuu diiay xil ka qaadisata wasiir Xamza markii ay u dacwoodeen xubno uu hoggaaminayo wasiirka waxbarashada Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Cabdulaahi Carab) oo saaxiibo dhow la ah RW iyo xubno kale oo ka horjeeda xil ka qaadista agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarrada iyo Isboortiga, taasoo keentay inuu arrintaasi faragelin ku sameeyo.

    Xiriirka RW Rooble iyo Wasiirka Dhalinyarrada iyo Isboortiga ayaa xumaaday markii ay suurageli weyday inay arrintan ka wadahadlaan, waxaana sabab looga dhigay inuu xanuunsanaa Wasiir Xamza. Ra’iisal wasaaraha ayaa amray Wasiiru dowlaha Wasaaradda inuu qoro warqad uu sharci darro uga dhigayo xil ka qaadista uu sameeyay wasiirka, waxaana xilka dib loogu soo celiyey agaasimihii shaqada laga eryay.

    Xogta la helay ayaa sheegeysa inay arrintan salka ku heyso mashruuc ay heshay wasaaradda Dhalinyarrada oo ay isku qabteen Wasiirka iyo Agaasimaha uu xilka ka qaaday.

    Rooble Top Wasaaradda Dhalinyarrada Wasiir Xamza
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxamed Xuseen Rooble oo markii ugu horeysay la kulmaya Ra’iisal wasaarihii xilka uga horeeyay
    Next Article Sababtii ay maanta u joogsatay Shaqadii Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo la ogaaday (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo