Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Xog laga helay Ninkii Soomaaliga ahaa ee Dadka ku dilay magaalada Wurzburg ee dalka Germany

    Xog laga helay Ninkii Soomaaliga ahaa ee Dadka ku dilay magaalada Wurzburg ee dalka Germany

    June 26, 2021Updated:June 26, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xog dheeraad ah ayaa laga helay Nin Soomaali ah oo xalay weerar Mindi loo adeegsaday ka fuliyey magaalada Wurzburg ee dalka Germany.

    Ninkan oo Hay’adaha Amniga aysan weli magaciisa shaacin ayaa saddex qof ku dilay Toorey, wuxuuna dhaawacy Shan kale, iyadoo wararka soo baxay ay sheegayaan inuu ahaa soo galooti ah, balse xaaladiisa maslaceed darteed ay ku socotay daaweyn khasab ah oo xagga dhimirka ah maalmo ka hor.

    Eedeysanaha waxaa la sheegay inay da’diisu tahay 24 sano jir ka qaxay Soomaaliya, waxayna Booliska ka toogteen Lugta, iyadoo kadibna qabtay kadib weerarkii xalay ka dhacay magaalada Wurzburg, Jarmalka.

    Ninkan Soomaaliga ah wuxuu ku noolaa magaalada Wuerzburg ee Jarmalka tan iyo sanadkii 2015, isla sanadkaas oo Jarmalku xuduudihiisa u furey in ka badan hal milyan oo qaxooti ah.

    Taliyaha Amniga ee Bavaria, Joachim Herrmann, ayaa sheegay in xaaladda ninkan uu boolisku ogaa, isla markaana la dhigay qeybta dhimirka maalmo uun ka hor markii uu weerarrka qaaday shalay.

    ‘Xaaladiisa ayaa la ogaaday bilihii la soo dhaafay, markii lagu arkay dabeecadaha rabshadaha wata, maalmo ka horna waxaa la galiyay daaweyn khasab ah oo maskaxda ah,’ ayuu yiri Herrmann.

    Hadda baarayaashu waxay raadinayeen ujeedo ka dambeysa weerarkii ka dhacay magaalada Jarmalka ee Wuerzburg, oo ay ku dhinteen seddex qof shan kalena lagu dhaawacay. Herrmann ayaa u sheegay wakaalada wararka ee DPA inuusan meesha ka saari karin ujeedka xagjirnimada islaamka.

    Germany Muhaajiriin Somali Man Wurzburg
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQarax lala beegsaday Gaadiid ay la socdeen Wasiirka Amniga Puntland iyo Mas’uliyiin kale (Faahfahin)
    Next Article Puntland oo Qarixii Wasiirka Amniga ku eedeysay Daacish iyo Alshabaab oo War kasoo saartay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo