XOG: Maamul Goboleedyada oo 3 Qeybood ugu kala jabay Doorashada (Yaa ku soo haray Farmaajo..?)

Iyadoo la isku mari la’ yahay fulinta Heshiiskii Doorashada Dadban ee ay gaareen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka Septembar 2020, ayaa waxaa si cad u muuqanaya Isbaheysiyada Siyaasadeed ee dalka ka jira xilligan. Dowladda Federaalka ayaa taageero ka heysatay 3 maamul Goboleed oo hore ula safnaa (Galmudug, Hirshabelle iyo K/Galbeed) waxaana ka horjeeday … Continue reading XOG: Maamul Goboleedyada oo 3 Qeybood ugu kala jabay Doorashada (Yaa ku soo haray Farmaajo..?)