Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»XOG: Madaxtooyada & Ra’iisal Wasaaraha oo isku khilaafsan Musharaxiinta xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka

    XOG: Madaxtooyada & Ra’iisal Wasaaraha oo isku khilaafsan Musharaxiinta xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka

    April 28, 20181 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo uu sii xoogeysanayo ololaha loogu jiro xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa sii xoogeysanaya tartanka loogu jiro xilka uu banneeyay Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).

    11 musharax ayaa u taagan xilkan, waxaana ugu cadcad ilaa 3 musharax oo ay kala taageersan yihiin xildhibaanada Baarlamaanka iyo xafiisyada Madaxtooyada iyo Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, iyadoo doorashadan ay noqotay tii ugu cusleyd ee xilkan loo galo laga soo bilaabo shirkii Carte ee 2000.

    Madaxtooyada Soomaaliya ayaa la sheegay inay taageersan tahay musharax Cali Maxamed Nuur (Xaaji Cali) oo ay dooneyso inuu xilkan ku soo baxo, laakiin Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa dhinaciisa taageersan Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo iska casilayu xilka Wasiirka Gaashaandhigga.

    Arrintan ayaa salka ku heysa xaaladda siyaasaddda dalka iyo aragti kala duwanaasho ka dhex jirta labada xafiis, iyadoo markii hore ay wada taageerayeen wasiirka Gaashaandhigga, basle markii danbe ay arrintaasi isbedeshay, waxayna wararka qaar sheegayaan in taageerada Xildhibaan Xaaji Cali ka mid tahay heshiis lala galay Guddoomiyihii hore ee Jawaari.

    Musharax Ibraahim Isaaq Yarow ayaa la sheegay inuu taageero ka heysto xildhibaanadii Qabyo iyo kooxo kale oo uu ka mid yahay xubnaha ugu cadcad ee u tartamaya xilka guddoomiyaha Baarlamaanka.

    Baarlamaanka Doorashada Kheyre Top Villa Somalia Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamo fara badan oo la dhigay Wadooyinka magaalada Muqdisho & diyaargarowga loogu jiro…
    Next Article Kutladii Horusocod ee Xildhibaanada Mucaaradka oo kala qeybsantay & C/rashiid Xiddig oo laga saaray kooxda Qabyo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo