Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»XOG: Madaxweyne Farmaajo & Agaasimaha NISA oo Qorshe halis ah u dejiyey Doorashada Hishabeelle

    XOG: Madaxweyne Farmaajo & Agaasimaha NISA oo Qorshe halis ah u dejiyey Doorashada Hishabeelle

    August 29, 2020Updated:August 29, 20202 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay oo dhowaatay Doorashada Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa soo baxaya qorshe Doorasho oo madaxweyne Farmaajo ka damacsan yahay Maamulkaasi, kaasoo fulintiisa loo xil saaray Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

    Wadani.net ayaa ogaatay in Fahad Yaasiin uu kulamo la yeeshay Madxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe, iyadoo loo sheegay in dowladdu ku taageereyso inuu isu sharxo Madaxweynaha Hirshabeelle, taasoo uu qaatay, kuna howlgalay, taasoo ka horjeeda heshiiskii lagu dhisay Maamulkaasi oo xilka madaxweynaha Hirshabeelle loo qoondeeyay Beesha Xawaaadle, halka Beesha Abgaal loo qoondeeyay madaxweyne ku xigeen.

    Qorshaha Madaxweyne Farmaajo ee hirgelintiisa uu wado Agaasimaha NISA ayaa ku saabsan in Doorashada soo socota lagu soo saaro in Cali Guudlaawe uu noqdo Madaxweynaha Hirshabeelle, taasina ay caqabad ku noqoto ama ay yareyso fursadaha musharixiinta kasoo jeeda Beesha Abgaal ee doonaya inay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo kursiga kula tartamaan Doorashada soo socota.

    Halista qorshahan xambaarsan yahay ayaa ah inuu keeni karo kala tagga maamulka Hirshabeelle oo markii horeba ku dhisnaa khilaaf, waxaana cad in Beesha Hiiraan ugu weyn ay ka hor imaan doonto qorshahan, iyadoo xaaladda Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ay mar kale noqon doonto laba gobol oo kala taagan, sida Gedo iyo Jubbooyinka.

    Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa go’aansaday inuusan xilka mar kale isu sharxin, taas bedelkeedna ay dowladda Madaxweyne Farmajo ay xil kale la raadineyso, waxaana uu xalay magacaabay Guddi soo xulaya xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo ay ka muuqato in xilka Madaxweynaha loo wado Cali Guudlaawe. (Akhriso)

    Waxaa la yaab leh in siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Abgaal ay hadda bilaabeen taageerada qorshaha Madaxweyne Farmaajo ee meesha looga saarayo awood qeybsigii isku hayey Hirshabeelle (Hiiraan iyo Sh/Dhexe), iyadoo aan la eegin waxa ka dhalan kara.

    • Kursiga Madaxweynaha Hirshabeelle waxaa u tartami kara Beesha Xawaadle oo kaliya [Sabab.?]

    Xilligan oo kale Bishii Ogost 2017 waxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya ee dowladda Madaxweyne Farmaajo soo saartay go’aan ay ku sheegtay in kursiga Madaxweynaha Hirshabeelle ay ku tartami karaan musharixiinta Beesha Xawaadle oo kaliya, taasoo hadda inqilaab ku socdo.

    This image has an empty alt attribute; its file name is Dowladda-soomaaliya-1.jpg

    Kursiga Madaxweynaha Hirshabeelle waxaa u tartami kara Beesha Xawaadle oo kaliya [Sabab.?]
    Cali Guudlaawe Doorashada Hirshabeelle Fahad Yaasiin Hirshabeelle Jowhar Shirkii Farmaajo iyo Sheekh Shariif Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Alshabaab oo Dagaal culus ku qaaday saldhig laga ilaaliyo Magaalada Kismaayo
    Next Article Somaliland oo odayaal ka tirsan Beesha Hawiye ka hor istaagtay inay tagaan magaalada Hargeysa

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo