Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Madaxweyne Farmaajo oo Qaab Cusub u bedelay Kulankii Maamul Goboleedyada

    XOG: Madaxweyne Farmaajo oo Qaab Cusub u bedelay Kulankii Maamul Goboleedyada

    June 21, 2020Updated:June 21, 20202 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo cadaadis ay saartay Beesha caalamka ku ogolaaday inuu shir isugu yeero madaxda Maamul Goboleedyada, kuna aqoonsaday Axmed Madoobe ayaa qaaday tallaabo kale oo aan la fileyn.

    Tan iyo intii uu Madaxweynaha soo saaray labadii qoraal ee is daba joogga ahaa ee shirka madaxda dowladda iyo Maamul Goboleedyada, si lama filaan ahna u aqoonsaday Axmed Madoobe waxaa laga sugayey inuu caddeeyo qoddobo ay ka mid yihiin:

    1- Goorta uu dhacayo Shirka uu ku baaqay?

    2- Halka uu ka dhacayo Shirka

    2- Ajendaha Shirka looga hadlayo?

    Xogta aanu helnay ayaa sheegeysa in Madaxweyne Farmaajo oo uu madaxda maamul Goboleedyada u diray casuumaad ah inay ka soo qeyb galaan shirka uu ku baaqay oo Isniinta Berii ka dhacaya aalada fogaan aragga ee ‘ZOOM’, taasoo lama filaan cusub ku noqotay maamul Goboleedyada oo la filayo inay go’aano kasoo saaraan.

    Lama oga in madaxda dowlad Goboleedyada ay aqbali doonaan shir aanu caddeyn ajendihiisa oo ka dhacaya Khadka Internet-ka iyo aalladda ZOOM-ka, iyadoo khilaafka ka dhex jira labada dhinac uu yahay mid culus, oo u baahan waqti, isla markaana muddo sanad ah aan wax shir ahi dhex marin, kadib shirkii Garowe ee lagu kala tegay May 2019.

    Tallaabooyinka uu qaadayo Madaxweyne Farmaajo ayaa u muuqda kuwo aan u socon heshiis iyo go’aan wadajir ah oo laga qaado Doorashada Dalka, isagoo dhowaan u sheegay senatooro taageersan inuu madaxda Maamul Goboleedyada kaliya kala hadlayo Amniga.

    Doorashada Farmaajo Maamul Goboleedyada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWeerar Qarax is-miidaamin ah oo lagu qaaday Saldhig milateri iyo Qasaaraha ka dhashay..
    Next Article DEGEG: Ciidamada DANAB oo qabtay Gaari Qarax ka buuxo & Ninkii waday..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo