Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»XOG: Madaxweyne Farmaajo oo Qarka u saaran inuu Taliyaha NISA u magacaabo Shaqsi looga digay [Akhriso]

    XOG: Madaxweyne Farmaajo oo Qarka u saaran inuu Taliyaha NISA u magacaabo Shaqsi looga digay [Akhriso]

    February 13, 2018Updated:February 13, 20182 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo xilka Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya uu bannaan yahay muddo ka badan 3 bilood ayaa waxaa soo baxaya warar ku saabsan in xilkaasi loo magacaabi rabo shaqsi hore xilal uga soo qabtay dowladda Soomaaliya.

    Xogta ay heshay Wadani.net ayaa sheegeysa in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu qarka u saaran yahay inuu xilkaasi u magacaabo maareeyihii hore ee dekada Muqdisho iyo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Sh/Dhexe Cabdi Jiinow Calasow.

    Raadinta qof ku haboon xilkan ayaa xafiisyada madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ku qaadatay muddo dheer, taasoo ay ugu wacneyd shaqsi laga aami kari karo Villa Somalia, waxaana is mari waa’ ka yimid qaabka awood qeybsiga beelaha.

    Cabdi Jiinow oo muddooyinkii dambe aan wax xil ah ka heynin, marka laga reebo xil magac ahaan u jira oo uu hore ug magacaabay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid, kaasoo ahaa maareeyaha Guud ee Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo kalluumeysiga dowlada.

    Madaxweyne Farmaajoayaa la sheegay inuu door bidayo madaxweyne Farmaajo iyadoo xiriir hore oo saaxiibtinimo uu ka dhaxeeyay labada nin, waxaana uu taageero ka heystaa xubno uu ka mid yahay Ra’iisal wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi.

    Inta badan xubnaha labada gole ee Beesha musharaxan ayaa ka soo horjeeda inuu xilkan qabto, iyadoo madaxweynaha uga digay walaaca ay ka qabaan in magacaabidiisa, taasoo ay ugu wacan tahay awood qeybsiga beesha dhexdeeda iyo hab dhaqanka musharaxan. Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa la sheegay inuu ka horjeedo magacaabidda Cabdi Jiinow.

    Cabdi Jiinow ayaa lagu xusuustaa inuu diiday xil ka qaadistii dowladda Sheekh Shariif ku sameysay xilligii uu ahaa maareeyaha dekadda Muqdisho April 2010, taasoo keentay in AMISOM loo adeegsado oo ay awood ku maquuniso.

    Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo xil cusub u magacaabay Cabdi Jiinow Calasow

    Cabdi Jiinow Calasow NISA Taliyaha NISA Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Xoogga Dalka oo sheegay inay Alshabaab kala waregeeen Degmada Sablaale [Akhriso]
    Next Article Arday loo qaatay Jaamacadda Umadda sanadkii 1990, balse ku biiray 27 sano kadib! [Daawo Qiso Cajiib ah]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo