Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 14
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»XOG: Maxaa ka jira in Maareeyaha Garoonka Muqdisho diiday inuu xilka Wareejiyo..?

    XOG: Maxaa ka jira in Maareeyaha Garoonka Muqdisho diiday inuu xilka Wareejiyo..?

    April 27, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Diyaarad ay u kireysneyd Q/Midoobay oo lagu qabtay Garoonka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa 6-dii bishan April warbaahintu la shaacisay in Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Aadan Cabdi Ashkir, la bedelay oo la magacaabay maareeye cusub.

    Maareeyaha cusub oo ee la sheegay in loo magacaabay Yuusuf Cabdi Cabdulle (Jaalle), laakiin waxaa shalay lagu soo baraarugay in Yuusuf Jaalle loo magacaabay agaasimaha Hay’adda Duulista Hawada.

    Haddana baaritaan iyo dabagal ay sameysay Wadani.com ayaa lagu ogaaday inaysan jirin magacaabiddii hore loo shaaciyay oo ahay in Yuusuf Jaalle loo magacaabay Maareeyaha Garoonka diyaaradaha.

    Magacaabiddii hore ee 6-dii April ayaa ku koobneyd Maareeyaha Dekadda Muqdisho, iyadoo wareegtada lagu magacaabay loo diray Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha, isla markaana xafiiska Ra’iisal wasaaraha ka shaqeeyay xil wareejintii Maareeyaha Dekadda.

    Diyaarad ay u kireysneyd Q/Midoobay oo lagu qabtay Garoonka

    Warkii la faafiyay ee ku saabsanaa in Yuusuf Jaalle loo magacaabay Maareeyaha Garoonka ayaa noqday mid aan sal lahayn isla markaana Yuusuf Jaalle iyo wasaarada Gaadiidka aanay wax war ah ka heynin markii la weydiiyay.

    Wararka sheegaya in Maareeye Aadan Cabdi Ashkir oo heyb ahaan kasoo jeeda Beesha Mareexaan uu diiday inuu xilka wareejiyo ayaa iyaguna noqday kuwo aan sal la lahayn, waxayna arrinta maareeyahan oo ka mida kuwa ugu awoodda badan maareeyeyaasha dowladda u magacaaban salka ku heysaa madaxeyweyne Xasan Sheekh oo awood buuxda siiyay Aadan Cabdi kana dhigay Maareeye si toos ah u hoos yimaada Madxatooyada oo aan ka amar qaadan Wasiirka Wasaaradda uu hoos tago kadib qaraxii lala beegsaday diyaaradii Daallo.

    Goobjoooge.com

    Aadan Cabdi Ashkir Garoonka Diyaaradaha Maareeyaha Garoonka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGalmudug oo Go’aan Culus kasoo saartay waanwaantii dowladda Federaalka ee Ahlu suna & Galmudug
    Next Article DAAWO SAWIRRO: Ra’iisal wasaare Xasan Kheyre oo shacabkiisa Shaah la cabaya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo