Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Maxaa ka soo baxay Kulankii Xildhibaan Fiqi & Xasan Sheekh ee dalka Turkiga..? [Akhriso]

    XOG: Maxaa ka soo baxay Kulankii Xildhibaan Fiqi & Xasan Sheekh ee dalka Turkiga..? [Akhriso]

    May 18, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka iyo xisbiga Daljir,isla markaana ahaa siyaasiyiintii ugu waaweynaa ee ka soo horjeeday madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa kulan ugu tegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

    Kulanka ayaa ka dhacay dalka Turkiga oo uu degan yahay hadda Xasan Sheekh, wuxuuna ahaa kulan uu dalbaday xildhibaan Fiqi, iyadoo looga hadlayu xaaladda dalka iyo halka ay mareyso siyaasadda.

    Xildhibaan Fiqi ayaa difaacay tallabada uu qaaday isagoo farriin uu soo dhigay bartiisa Facabook ku sheegay  in ay soo laabeen wixii hore udhex maray. isagoo yiri: “Soomaalida ayaa ku maahmaahda “Doqoni waxey ogeyd meeshii lagu diriray ee ma ogayn halka lagu heshiiyey..” .

    “Kala maqnaansho dheer, kala aragti duwanaansho siyaasadeed oo rag & xaalkii ah ka dib, waxaan xalay guriga uu deggan yahay Ankara ku booqday H.E. Xasan Sh. Maxamuud madaxweynihii hore ee Soomaaliya, oo soo dhowayn iyo marxabayn badanna aan kala kulmay.. waxaan madaxweynaha isla Xirnay xisaabta cutubkii hore, annagoo si qoto-dheer uga sheekaysannay siyaasadda dalka waqtigii la soo dhaafay iyo mustaqbalka, xog-ogaalnimo badan & waaya-aragnimo dheer ayaan ka kororsaday mudadii aan wada qaadannay madaxweynaha..” ” ayuu farriintiisa ku yiri Axmed Fiqi.

    Xogta laga helayo saaxiibada madaxweyihii hore ayaa sheegaya in Xildhibaan Fiqi ujeedkiisu ahaa heshiis siyaasadeed iyo is-cafin dhex marta labada nin iyo talo weydiisasho qorshe ku saabsan sidii loo wajihi lahaa dowladda madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xildhibaano Axmed Fiqi ka mid yahay ka horjeedaan.

    Xasan Sheekh ayaa la sheegay inuu ku taliyay in ugu yaraan muddo laba sano ah la siiyo dowladda Farmaajo iyo Kheyre, kadibna la fiiriyo waxqabadkooda, isla markaana aan marna lagu degdegin abuuritaanka khilaaf siyaasadeed.

    Wadani.com

    Axmed Fiqi Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQaadista Imtixaanka Shahaadiga ah ee Waxbarashada Qaranka 2016-2017 [Warmurtiyeed]
    Next Article DEGDEG: Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo